![]() |
Ku Laabo Reegay.com Home | Aqri Dhammaan Tahniyadaha | Qor Tahniyad
Waxaan Heynaa 353 Tahniyadood oo ku soo baxeysa 36 bog.
<< First
|
< Prev
|
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11
|
Next >
|
Last >>
| Qofka soo Qoray Tahniyadda | Tahniyadii oo faahfaahsan: | ||
| Magaca: cade Waddanka: nl E-mail-ka: dumar_uroone@hotmail.com |
asc dhaman somali weyn khasatan digil iyo mirifle dhaman meel kastoo ay ka jogan dunida salaan ayan hawada u soo marinaya intas ka dib dhalinta ama akhrista yaa sha boggan waxaan la soconaa rag baa arintani ka shaqeeyey ragaas mahad celin gaar ah ayana u mahad celinaya mida xigta somaliya gobolkasta ama degmo ama tuulo kasta waxaa u furan web mar kaan mar ka akhrita yaal s,aal? su aahsani webyada kale laga leeyahay somali kharash baa soo gala oo hormar kasta l;oogu sameyn kara oo waxay sameyan xayeysin hadaba maxaa u diidey reegay inay xayeysin sameyan maxaa u diidey degaanka inay sharaxaan webkooda ama ay la shaqeyan ? akhrista yal su aasha abuuca ayaa intaasi noogu dhamtey barnaamishak waa barnaamishkini waa barnaamishaka aad kala socon kartaan shabkada war baahinta reegay.com akhrista yal waxaa idin soo wada sheekon aad u xiisa badan iyo su aalo intaba waxaad kala socon doontaan www.reegay.com nabadiino
|
||
| Qofka soo Qoray Tahniyadda | Tahniyadii oo faahfaahsan: | ||
| Magaca: maxmuud sh;c/salaan Waddanka: K.S.A E-mail-ka: xamuudiya22@hotmail.com |
A/s w/w/dhamaan waxay salaamiyaa akhristi yaalka web reegay iyo maamulka reegay salaan kadib waxay halakn hanbalyo ugo diriyaa ibraahiim c/maliik iyo faizo c/wahaab oo ku dhacay mahirkoodo dhowaan dalak somali gar ahaan misra waxay leenahay ku wii iskahalin wiil iyo caano aamiin han balyadaas waxay dirayaa dhamaan riir jeddah anigo kahad laayo magac waaladiinta iyo walaalah iyo dhalinyarda reer jeddah 1 Aabi c/maliik sayid ibraahiim 2 ibrahiim sh;c/salaan 3 sheekh shirow 4 sheekh siraaji xaji c/shakor 5 usmaan c/yirow 6 Amed shalabow Anigo ah maxmuud sh/c/salaan dhaman waxay leeyihiin kanoolada bash bash iyo barwaago Amiin Aamiiiiiiiiiiiiiiin
|
||
| Qofka soo Qoray Tahniyadda | Tahniyadii oo faahfaahsan: | ||
| Magaca: mohamed abdirahman dahir Waddanka: NL E-mail-ka: lamaae114@hotmail.com |
asc waxan halkan ka salamaya dhaman reer dooy khastan naadiga kubada cagta dooy fc horay loo oran jiray roomaario iyo mamulkoda abdikhani haji abuukar iyo omar biikole iyo abkar ali nuunaw iyo tawabare ramri mohame basiir sheekh abiramaan iyo taagerayasha romario clamk mel walbo ay ka jogaan wan idin salamay
|
||
| Qofka soo Qoray Tahniyadda | Tahniyadii oo faahfaahsan: | ||
| Magaca: NACIIMO XAAJI AHMED Waddanka: DK E-mail-ka: MIISRA@HOTMAIL.COM |
ASC wr wb waxaan halkaan ugu hambalyeeynaynaa anagoo kala ah Naciimo xaji ahmed MUSTAF ahmed iyo suurad xaaji abdiladhiif iyo caruurtooda mako xaaji aadan maama shariifa xaji ahmed aabo Abdimaliik xaji abddulbaari ayeeyo Caamina xaaji yariis iyo dhamaan reer xaaji ahmed. IBRAHIM abdimaliik xaaji abdulbaari iyo Faiso abdulwahaab xaaji ahmed oo meherkooda ka dhacay somaali gaar ahaan Jameecada misra waxaan leenahay mabruuk mabruuk noqda labadii isku waara cubad kheyr qaba kala hela gabar iyo caano wiil iyo caano aamiin aamiin
|
||
| Qofka soo Qoray Tahniyadda | Tahniyadii oo faahfaahsan: | ||
| Magaca: axmed x.c/shakuur sayid Waddanka: soomaaliya E-mail-ka: abuhureyra043@hotmail.com |
waxaan halkaan hambalyo aad uqiimo badan uqa direyaa labadii nikaaxooda kudhacey deg:misra janaay: ibraahim c/malik x.c/bari iyo faaisa cabdiwahaab x.axmed ayaan waxaa ay leeyahey ilaah haku dhiqo kuwii iska nacfiyeen aamin haleen wiil iyo caano amin insha allah aamin aamin aamin
|
||
| Qofka soo Qoray Tahniyadda | Tahniyadii oo faahfaahsan: | ||
| Magaca: waabari Waddanka: diinsoor E-mail-ka: hasheemyare@yaahoo.com |
dhaamaan waxaan halkan kasalaamayaa dhalanyarta reerdiinsoor mel walba joogaan khaasatan waxaan halkan kasalaamayaa dhalanyarta asxaabta aan wada aheyn kuwaaso kaljoogaan dalka gudihiisa iyo dibadiuisa aadbay obadin yihiin asxaabta lakin qaar maadama magacayga meesha ka qornayn magacyadoodo ayaan xusayaa}mad kuusow maxamed abuu askar xasan xaji adanbandarow shekhnur muzele mukhtar abuu daadiray adan sheikh cusman maxmed c/raxman dahir waansar xuseney xayaake cismacil xaji galjeele cabdulahi saydcali balaar eeney manuur dhamaan asxaabtayda halkan lagama sookoobi karo waxaan leeyahay nabad ku waara wadankana nabad alle hanooga dhigo byyyyyyyyy
|
||
| Qofka soo Qoray Tahniyadda | Tahniyadii oo faahfaahsan: | ||
| Magaca: Mohamed Ibrahim Waddanka: CADADA E-mail-ka: BUU660@HOTMAIL.COM |
walal caqil Www.reegay.com cidkasta oo Islam ah wey ufuran tahay qeebtaan waxaa loogo talo galay in Asxaabta isku bartaan oo farxadana ay ku wadaagaan ee ma ahan in Dad ama Deegaan lagu weeraro,hadabna webka waa webkaaga waa keena waa kii somaliweyn oo dhan.hadii iska dhafto qof ku soo xasuusanaayo malahan hadii aad soo boqoto site waxaad heleysaa sxb dada . thanks
|
||
| Qofka soo Qoray Tahniyadda | Tahniyadii oo faahfaahsan: | ||
| Magaca: Mah'ed abdulahi Waddanka: Mozambiqe E-mail-ka: M_laahi26@hotmail.Com |
Salan sare somalay saman iyo wanagwada saameeyneysa asxabta qasatan aqyarta kusugan dinsor iyo xafadaheda guud
|
||
| Qofka soo Qoray Tahniyadda | Tahniyadii oo faahfaahsan: | ||
| Magaca: Jalaqsane |
Marka hore waxaan salaamay akhyaarta akhrisata site-kan iyo weliba maamulka Reegay. Midda xigta, waxaan jeclaan lahaa in aan tallo soo jeediyo oo aan weydiiyo haddii ay suuro gal tahay in maamulka Reegay ay la quman tahay iyo in kale. Account-ka Facebook ee aan leehahay waxa aan 'Fan' ka ahay page-ka BBCSomali ay kuu leedahay Facebook, waxa aanna halkaa ka arkay in Soomaalidu ay Siyaasadda si aad ah ugu dhuun duleesho oo mar alaale iyo marka ay BBC-du maqaal siyaasad ah soo qorto dhowr daqiiqadood gudahood tobaneeyo qof ayaa fikradahooda ka dhiibta. Marka aragtida aan qabo waxa ay tahay in maamulka reegay, haddii ay macquul tahay, uu sameeyo qeyb ka mid ah website-kan oo ay dadka maqaalo ku soo qori karaan, ama maamulka website-ka uu ku soo qoro ka dibna dadka ay ka munaaqashoodaan. Mahadsanidiin.
|
||
| Qofka soo Qoray Tahniyadda | Tahniyadii oo faahfaahsan: | ||
| Magaca: abduwahab abdisalan haji fqi Waddanka: south africa E-mail-ka: cabduwahab@hotmail.com |
waxan halkan tahniyad farxad leh ugu diraya boqorka iyo boqorada walalkeyga ama saxibkeyga qaliga ah ibrahim cabdimaliik haji abdulbari iyo walasheyda macan faiza abduwahab haji ahmed oo meherkooda kadhacay wadanka somalia degmada diinsoor ilahey haka dhigo kuwii iskuwareen oo ilmo barakha qaban oo isku heleen ilahey haka dhigo amiin amiin
|
<< First | < Prev | 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 | Next > | Last >>