Bogga Tahniyadaha ee Reegay.com

Ku Laabo Reegay.com Home | Aqri Dhammaan Tahniyadaha | Qor Tahniyad

Waxaan Heynaa 353 Tahniyadood oo ku soo baxeysa 36 bog.
<< First  |  < Prev  |  1 2 3 4 5 6 7 8 9 10  |  Next >  |  Last >>

Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: r. xaaji axmed
Waddanka: holland
E-mail-ka: dumar_uroone@hotmail.com
asc waxaa salaan qiima badan hawada usoo marinayaa walalaha muslimiinta ah gaar ahaan r doy sln kadib anagoo kala ah rer xaji axmed c/ xaji iyo carurtiisa canab abshir axmed faisa jawahir kamila katamo maxamud macalin makay xaaji aadan carurtoda hodan samarat leyla aniisa salwa sharifa macalin wiilkeda cabdimajid adan axmed c/ xaji iyo xaaskiisa dhamaan waxan tahniyad aroos u direynaa al xaji yuusuf xaji axmed iyo x xaliima oo ku aqal galeen tarikhda mar kayaheyd 03/07/2010 wadanka telyaniga waxaan leenahay noqda ku wii iskuwaara oo kala hela ubad aayatiin wacan le
guurkiina guur kheer gurigiina guri nagi guulow ka yel aaaaaaamin amin aaaaaaaaaaamin
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: July 5, 2010 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: eeney manur wa abah doy
waxaa halkan ka salamaya ama hawada u marinaya dhaman dhaliyarta rer diinsoor khasatan kuwa waberi dhamantoda waxa kala an halkan ka salamaya quf oo iiso diray salan oo magacisana ka dhigay waberi sxb salan tadi la mid ah iga gadon waxa idin dhafaya kher bayyyyyyyyyyy
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: July 4, 2010 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: adan maxame nur ama eeney manu
waxa halkam ku salamaya dhaaman rer diinsoor khastan odiyesha masajidka al arman aw sid bakar iyo shekh axmed iyo xaji cadow iyo shekh mukhtari iyo aw muzeli iyo abu askar iyo adan xaji cadow iyo ibrahim xaji adan
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: July 4, 2010 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: maxmuud sh/c/salaan
Waddanka: k.s.a
E-mail-ka: xamuudiya22@hotmail.com
A/s dhaman waxay halakan ka salaamiyaa mribraahiim aadan iyo shgaalaha reegay iyo dhmaan dhalinyarada reer dooy gaar ahaan waxay habalyo dhalasho ah ugudiryaa halakn bunkas xaji c/xafiid iyo muraayo xajic/wahaab oo gabar uga dhashey nayroobi gabadhaas loobixiyay huduan tii aabihiidi iyo hooyadeedi anfacatey alahaka dhigo iyo diinteedi dhooratey Aamiin Aamiin amiiiiiiin Aniga ku hadlaayo magaca dhalin yaradi reer jeddah waxay leeyihiin (Alfi alfi mabrook)
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: June 26, 2010 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: Ibrahim Abdi
Waddanka: ca
halkan waxaan tahnitay dhalasho ah u dirayaa sxb key Mohamed A/xafid (bunkes Iyo Muraya oo haley Gabar uga dhalaya Neyrobi kenya Gabadha oo oo Loo bixiyay Huda Mohamed waxaan leeyahay Huda noqo tii Dadkeega iyo Diintaada dhowrto (ama Anfacdo) kuna barbaata Nabad qab iyo barwaaqo in shalaan
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: June 24, 2010 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: Abdirahman
Waddanka: Belguim
E-mail-ka: daacadyare114@hotmail.com
As Waxaa marka hore salaan u direyaa Maamulka webka Mr Ibrahim iyo dhamaan dhalanyarada reer dooy salaan kadib waxaan sii xoogineyaa ra'yiga ah in la is aruuriyo oo urur midnimada dhalanyada reer dooy ku wada dhanyihiin sameystaan oo active ah wax gabadana leh waa toolka kali ah oo lagu badbaadin karo dhalanyaro badan oo aan heysan waxbarasho iyo kuwo kale oo dhib ku heysta wadamadan aan joogno oo ay ka mid yihiin muqaadaraada iyo dhaqan doorsiga marka ha loo is taaqo isku xirka dhalanyara waxaana mahad u jeedineyaa maamulka webkan oo soora geliyey isku xirnaata dhalanyara marka hala xoojiyo Mahadasni
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: June 9, 2010 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: Madeey maadeey
Waddanka: Soomaaliya
E-mail-ka: wadani@hotmail.com
Waxaan Salaamayaa Dhamaan Dhalinyarada Reer Dooy gebi ahaanba, Hadaba waxaan U hambalyaynayaa Dhalinyarada isku timid una istaagay horumarinta Dooy gebi ahaanba Siiba Dhanka Waxbarashada. Hadaba waxaan leeyahay Hambalyo gudoomiyayaasha state-yada ladoortay iyo Gudoomiyaha Guud ee Dalka maraykanka Mudane Cumar Biikole waxaan leeyahay il;aahay garabkaaga hagalo Rayigaad keentay wuu socday soconayaa ilaahay idinkiis. Hambalyo adiga iyo maamulkaaga cusub.
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: June 6, 2010 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: Mohamed Ibrahim
Waddanka: ca
E-mail-ka: Buu660@hotmail.com
walaal ali adam aad iyo aad ayaad u mahasnaytahay soo jeedintaada aan door aad u weyn ayeeleedahay war koo la helaa talo ayaa la helay marka warkii waa lahelay taladii ayaa socoto aruurinteeda cid walibana wey ufuruntahay .
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: June 5, 2010 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: ali adam
Waddanka: mly
E-mail-ka: abaafaadhima@yahoo.com
asalamu calaykum warxamatulahi wabarakaatuh
waxaa halkani salaantaas qiimaha wayn xambaarsan uga dirayaa dhaman soomaaliweyn meel waliba ay kaga noolyihiin dunida gaar ahaan bulshada reer dooy ayaa u dirayaa salaantani qiimaha leh
salaan kagadaal waxaa ra'ayi ahaan u soo jeedin lahaa maadaama webkani reegay abaabuleen rag inaga mid ah oo ku bixiyay hantidooda iyo fikirkooda si ay u daboolaan baahida loo qabo webkani daraadeeda hadaba waxaa soo jeedin lahaa oo waliba naloogu baahanyahay inaan taageero hiil iyo hooba siino waayo waan ognahay webka inuusan soconkaraynin dhaqaale la aan oo jira dad isu xilqaamay inay managegareen ayna dhaqaalahaas ay jebkooda ka bixiyaa hadaba walaalayaal qofka banii aadamka haduusan taageero helin ama dhiira galin xitaa waayo waxaa macquul ah inuu aboodi waayo oo ay caqabado soo wajahaan marka si aysan u istaagin adeega bulshadani ay u qabanayaan inaannu ku taageerno dhaqaale ahaan,ra'ayi ahaan intaba waana mahadsantihiin
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: June 5, 2010 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: caydid
Waddanka: samali
E-mail-ka: my_friends1978@hotmail.com
asc
dhaman wan idin wada salamay salan kadib gar ahan dadki isku so dubaridey barnamish yadan ayan halkan ka salamayay se aniguna waxan ahey dadka la xidhidha reegay ayan ahey
koley wax yabaha cusub waxan rajeynaya in aad gadhi dontan in sha alah se salanta kale waxan halkan ka salamaya dhaman inta sida aniga oo kale u is ticmasha ayan salamaya bye
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: June 4, 2010 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  

<< First  |  < Prev  |  1 2 3 4 5 6 7 8 9 10  |  Next >  |  Last >>