Bogga Tahniyadaha ee Reegay.com

Ku Laabo Reegay.com Home | Aqri Dhammaan Tahniyadaha | Qor Tahniyad

Waxaan Heynaa 353 Tahniyadood oo ku soo baxeysa 36 bog.
<< First  |  < Prev  |  28 29 30 31 32 33 34 35 36  |  Next >  |  Last >>

Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: Cabdirisaaq Maxamed Haadi
Waddanka: Canada
E-mail-ka: misra10@yahoo.com
Anagoo kala ah Maxamed Haadi Sheekh Ibraahiim,Cabdiisaaq Maxamed Haadi,Cabdiwahab Maxamed Haadi,Ismaaciil Maxamed Haadi iyo dhamaan reer Maxamed Haadi oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibiisa waxaan tahniyad farxad leh u diraynaa Aamina Maxamed Haadi iyo Macalim Maxamuud oo dhawaan ugu dhashay wiil magaalada Diinsoor. wiilkaas oo loo bixiyey Xassan waxaan ilaah uga baryeynaa in uu ilaah ka dhigo kii naftiisa,dadkiis,diintiisa iyo dalkiisa anfaca aamiin.
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: August 25, 2008 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: mukhtaar sayid bakar sheegow
Waddanka: united state of ameerika
E-mail-ka: sheegow3@hotmail.com
aabo xaaji sayid bakar sheegow iyo hooyo caasho cabdi raxma sayid bakar saciido sayid bakar iisho sayid bakar umul kheyr sayid bakar iyo eedo ruqiyo sheegow ali s.axmed s. mahamed s. abdi s. shekhnur s. sheegow s. iyo mukhtaar sayid bakar iyo dhamaan reer sayid bakr oo halkaan lagu soo koobi karin waxey kala joogaan diinsoor soomaliya iyo canada iyo usa iyo aduunka intiisa kale waxay hambalyo udiraayaan Aamina cabdulaahi sayid bakar iyo mukhtaar abuu askar oo dhowaan ku aqal galeen degmada diinsoor ee gobolka bay waxey leeyihiin isku waara ubad qeer qabana kala hela Aamiin Aamiin
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: August 24, 2008 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: mukhtaar sayid bakar sheegow
Waddanka: united state of ameerika
E-mail-ka: sheegow3@hotmail.com
tahniyad aroos anagoo kala ah muktaar xaji sayid bakar iyo muna abuu askar iyo ali sayid bakar iyo xas kiisa iyo caruurtiisa iyo axmed sayid bakar iyo caruurtiisa waxaan halkaan hambalyo iyo tahniyad ugu direynaa Aabo xaaji sayid bakar iyo dhamaan reer xaaji sayid bakar meelwalba ay joogaan.waxaa (Aamin abdulahi sayib bakar) iyo mukhtaar mukhtaar abuu askar oo meher kooda kadhaca degmada diinsoor 8/23/2008 waxaan leeynay aroos kheer kaba iskuwaara weligiin Aamiin Aamiin Aamiin
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: August 24, 2008 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: Sayid cali Xaaji Aadan
Waddanka: Malaysia
E-mail-ka: sayidcali114@hotmail.com
anagoo kala ah hooyo shariifa sayid ibraahim,hoyo safiya sayid ibraahim,maxamed sh cabdi maxmed axmed sh cabdi maxamed maxamed nuur axmed ibraahim maxamed c/shakuur sayid ibraahim maxamed xaji adan ibraahi xaji siidii maxafuud xaji siidii faadumo xaji siidii cabdi wahaab macalin axmed muxiyadiin axamed maxamuud dhamaan dadkani oo kala joga caasimada dalka malaysia kual lumpur iyo dalka soomaliya waxay tahniyad qima badan u dirayan maxamed sheekhdhaay c/raxman iyo aatika xaaji siidii maxamed cali oo meherkoohu ka dhacay dalka somaliya gaar ahaan degmada diinsoor ee gobolka baay waxanu ugu leenahay guurkiina ilaahay ha ka dhigo kii lagu gaaray aduu iyo aakhiro aamin aamiin
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: August 21, 2008 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: Cabdirisaaq Maxamed Hadi
Waddanka: Canada
E-mail-ka: kastiyaa@hotmail.com
Anigoo kala ah Cabdirisaaq Maxamed Haadi,A.Wahaab M.Haadi,A.Rashiid M.Haadi,Ismail M.Haadi,Mukhtaar Cabdi Cusmaan,Faadumo Ahmed Maxamuud iyo Xaawo Shoobe oo kala jooga magaalada Edmonton iyo Fort Mcmurray ee Alberta. waxaan tahniyad iyo duco u diraynaa arooska iyo aroosada kala ah Ali Maxamed Nuur Shoobe iyo Shariifo Aadan Ali oo ku aroos galay maalintii sabtida aheed ee Agosto 16,2008 magalada Edmonton ee caasimad gobalba Alberta ee dalka Canada.waxaan leenahay ilaahay haka dhigo midkii nagu nastoo lagu negaado aamiin.
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: August 18, 2008 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: reer maxamed haadi
Waddanka: canada
E-mail-ka: misra10@yahoo.com
Anagoo kala ah Cabdirisaaq,Abdiwahaab,Abdirashiid,Ismaciil iyo dhamaan reer Maxamed Haadi oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisa.Waxaa anagoo aad ugu faraxsan tahniyad iyo hambalyo u diraynaa Maxamed Sheekhdhaay Cabdiraxmaan iyo Aatiko Siidii Maxamed Cali oo dhawaan meherkooda ka dhacay magaalada Diinsoor ee dalka Soomaaliya.Maxamed iyo Aatikaba waxaan Ilaah uga baryeynaa in uu Ilaahay ka dhigo meherkooda mid horseeda reer wanaagsan oo lagu dego oo lagu raaxeesto aamiin.
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: August 16, 2008 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: siraaji c/ shakuur
Waddanka: saudia
E-mail-ka: siraaji30@hotmail.com
Hnbalyo Hanbalyo Hanbalyo

Anagoo kala ahh eedo ( Sayid Mariid sayid ibraahim, Caceer maxamed amiin, Aabe c/ shakuur sayid ibraahim, cadeer maxamed haadi sayid ibraahim,cadeer c/ maliik sayid ibraahim, cadeer c/ fiid sayid ibraahim, dhammaan reer sayid ibraahim, c/qani axmed ibraahim, mubaarak sh/ xasan, axmed ibraahim x/ c/ baari, ibraahim sh/ c/ salaan, maxmuud x/ c/ nuur iyo maxamuud sh/ c/ salaan dhammaateena waxaan hanbalyo farxad leh u diraynaa (( MAXAMED SH/ DHAAY c/ raxmaan & AATIKA SIIDI MAXAMED CALI )) oo maharkooda ku dhacay soomaaliya ( Diinsoor)) waxaana ulee nahay {{{BAARAKA LAAHU LAKUMA WABARAKA CALAYKUMA WAJAMACA BAYNAKUMAA FII KHEER}}}
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: August 13, 2008 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: Khadiija Maamow
E-mail-ka: Kadiijom@hotmail.com
HAMBALYO AROOS
WAXAA HABALYO DIRAYAA: KHADIJO MAMOW IYO CARUURTEED OO KU NOOL DALKA DENMARK
HOOYO BATUULO ALI MUQTAAR
AABE MAMOW SHEEIKH ADEN
DHAMAANBA JAALIYADDA D&M EE NORWAY
IYO BAHDA WARBAAHINTA REEGAY
Waxaan dhamaan teen Hambalyo udireenaa Arooska iyo Aroosada

ADEN MAMOW SHEEKH
Iyo
RAHMA ABDULLAHI ALI

oo 22 June 2008 nikaaxooda kadhacay, waxaan leenahay dhamaan teen hanoqdaan kuwii ubad kheer qaba kala hela Aaaaamiiiiiiiiiiiin.
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: July 29, 2008 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: Mahamud Sh.Cumar
Waddanka: Finland
waxaan tahaniyad farxad iyo Qaboob neecaaw leh u dirayaa saaxiibkeey qaaliga ahaa Maxamuud Sheikh C/salaan(xamuudiya ) iyo Maymuna Maxamed Geedi (muna Cadey ) oo Arooskooda kadhacay 02 May 2008 magaalada Jeddah Boqortooyada Saudi Arabai
waxaanu leenahay kala hela Wiil iyo gabar Nolol Neecaaw Qaboob leh in sha alaah Amin Allahayow Aamiin.
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: July 28, 2008 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: faduma Ismail
Waddanka: danmark
E-mail-ka: hagimoallin10@hotmail.com
.Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Anagoo kala ah Hooyo Balesay Xaaji Foqe iyo Faduma Ismail Kaltuma saynab Caaliya Raxma Shariifa Cabdixafiid Suado Sowda Adar Aamina Reer Cabdixafiid xaaji foqe iyo Lacaga Ismail Fowsiya maxamed cabdiraxmaan Aamina Ibrahim Aadan Reer Xaaji Foqe iyo Reer Cabdiraxmaan Cabdi waxay hanbalyo iyo boogaadin udirayaan Maxamed Buule Moalin iyo Rahma Maxamed Cabdiraxmaan ooloo yaqaano Aaya ilaahay hakadhigo arooskooda kii laguraago laguna raaxaysto anguna waxaanu leenahay Aaamiin aamiin.

Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: July 21, 2008 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  

<< First  |  < Prev  |  28 29 30 31 32 33 34 35 36  |  Next >  |  Last >>