Bogga Tahniyadaha ee Reegay.com

Ku Laabo Reegay.com Home | Aqri Dhammaan Tahniyadaha | Qor Tahniyad

Waxaan Heynaa 353 Tahniyadood oo ku soo baxeysa 36 bog.
<< First  |  < Prev  |  1 2 3 4 5 6 7 8  |  Next >  |  Last >>

Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: xasan nuurow macalim
Waddanka: sacuudiqa
E-mail-ka: xsannuur@hotmail.com
asc walaalay waa idin salaamey dhamaan rer reegay kadib waxan xalkaan taxaniyo uqa direya sxbkey qaliqa ah ibraahim c/maliik haji c/baari iyo walasheyda faiza cawahaab oo oroos kaqaleen adisababa itoobia waxan urajeey neya ku iska waareen oo daka iyo daka iyo diinta an faceen ilaahey ha idiinka dhey bye
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: August 9, 2010 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: Abdi fatah abdi shakur
Waddanka: Kenya
E-mail-ka: Tall_yare@hotmail.com
Ugu horeyn wan idin salamay dhaman asxabta regay sln kadib waxan ad u salamaya amaba tahniyad ugu diraya halkan ibrahim a/malil marna an nahay sxbo hadana walid an umudanay iyo faisa sido kale waxan idin leyahay noqda kuwi isku wara ubad kher leh kala hela
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: August 7, 2010 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: bokey macalin axmid
Waddanka: kuwait
E-mail-ka: bokeymisira@hotmail.com
tahaniyo aroos ah
s/c waxaan halkaan tahaniyo aroos ah ku direy yaan dhaman dhalanyarada reer kuwait oo kala ah cabdala axmed c/raxmaan iyo axmed xaji cabdi shakuur iyo maxamed moordoe iyo cadimaliik dhahir iyo ibraahim cabdimaliik iyo maxamuud maxamid &cali mursal madey &shariif musdhaf c/qadir iyo aniga oo ah bokeymacalin axmed adan waxa dhaman teeni tahniyo udireynaa mr cabdulahi yusuf xaaji xuseen iyo xaaskiisa faadumo axmed sh cabdi oo maher koodi ka dhacey degmada diinsoor ee gobalka bay ee baydhoba jinay waxaan idiin leenahay ilaah ha idinka dhogo kuwii isku waraa amiin amiin waxan idiin racina mid yer oo duco ah aroosaha iyo aroosada
Nolo waa docee
Daa,iin waxaan ka tuugey
Daacad inaad ahaantaan
Daahir iyo dulliyo
Daa,in u diin siiyo
Daadah aad tiraahdaan
Daar wacan oon dumeyn
Iyo daacad baan idin amrey
Daa,in waxaan ka tuugey
Da,da maanta jirtoo dhan
Duqow iyo doob
Iney idiin duceeyaan
Daar xalaal ahoo wacan
Dunidaan lala yaabo
Daa,in uu idiin siiyoo
Dadka hadalkoodana
Allaha ha idinka daboolo
Duco waxaan mudan
Daacad kuwii isu ah
Ayuu daa,in ka aqbalaa
insha alaah
dacad ayaa isku ahaaneysaan
qore mr bokey macalinaxmid
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: August 7, 2010 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: sayidcali xaaji aadan
Waddanka: Malaysia
E-mail-ka: sayidcali114@hotmail.com
Anigoo ku hadlaaya magacayga, magaca reerkayga iyo caruutayda iyo dhamaan waalidiinta iyo walaalaha ee reer xaaji aadan iyo reer axmed sh cabdi oo halkan lagu soo koobi karin iyo asxaatayda qaaliga ah oo ila jooga dalankani malaysia ee kala ah Mr. Abdiwahaab axmed eeney,Mr muxiyadiin axmed maxamuud,Mr. ismaciil mayaw aadan, Mr cabduqadir mayow adan,Mr. maxamed axmed yusuf,Mr. maxamed cali maxamed (biikole),Mr yusuf qaalib cabsiye,Mr maxamed cabdi(amiin), ibraahim xasan xaaji rashiid,cabdiwahaab xaaji kuusane,ibraahim xaaji maxamuud xaaji rashid,cabdiqaadir cismaan black iyo dhaman kuwo badan oo halkaan lagu soo koobi karin dhamaan dadkaan waxay tahniyad aroos oo kal iyo laab ah u dirayaan arooska iyo aroosada kala ah Mr cabdulahi yusuf xaaji xuseen iyo xaaskiisa faadumo axmed sh cabdi oo meherkoodu ka dhacay degmada diinsoor,gobolka baay ee dalka somaliya waxaanu leenahay baarakalaahu laka wabaaraka calayka wajacala baynakumaa fii kheyr aamiin aamiin aamiin
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: August 7, 2010 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: cali axmed dhimbil
Waddanka: ethiopia
E-mail-ka: bicir_114@hotmail.com
TAHNIYAD AROOS
anagoo kala ah asxaabta
1 aabo salaad sugow dhoore iyo xaaskiisa sacdiyo
2 sahal salaad sugow
3 asad salaad sugow
4 aadan salaad sugow
5 qadiijo sugow dhoore
6 xaliimo sugow dhoore
7 abti cumar xuseen(geelqaad)
8 max'ed c/hi bare
9 badal xasan diiriye iyo xaaskiisa diro salaad
10 miski badal xasan
11 foos xasan diiriye
12 asli c/shabeel
13 c/qaadir bade cusmaan
14 c/waaxid xaaji dhaqane
15 cali axmed dhimbil (bicir)
16 c/raxmaan cumar jeele (c/cusub)
17 farxaan xuseen aadan
18 xuseen axmed joogow (maare)
19 bargeel max'ed nuurow

dhamaanteen waxaan hambalyo iyo bogaadin ciidaa kabadan hawada umarineynaa caruuska iyo caruusada kala ah
caruuska ;faarax salaad sugow
caruusada ;deeqa abuukar cabdi
waxaana leenahay noqda kuwii isku waara ubad kheyr qabana kala hela
aamin aamin aaamin



Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: August 6, 2010 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: THE MAN FROM DIINSOOR, DOOY
Waddanka: UNITED STATES OF AMERICA
CONGRATULATION TO EVERY ONE FROM DIINSOOR WHAT YOU HAVE DONE TO THE MASJID IN DIINSOR, RUNTII WAA WAX AAD IYO AAD LOOGU FARXO IN AAN GACAN KA GEYSANO MASJIDKA WEYN EE DIINSOOR, MANA AHA WAX AAN HADA BILAAWEYNO WAA WAX AAN MAGAC AHAAN U WADANO (DIINSOOR)MASHA ALLAH.

WAXAA DHAMAANTEENBA LANAGA DOONAYAA IN AAN DHAMEYSTIRANO INTA NOO HARTAY DHISMAHA MASJIDKA DIINSOOR CID ALLALE IYO CIDII AWOODA INAY WAX KU DARSATO WAA FURSAD DAHABI AH EE YEY INA DHAAFIN WALAALAYAAL (SADAQA JAAJIYAH) BARAKALAAHU FIIKUM INTII HOREY U BIXISAY INTII RABTA INEY BIXISO,INTII SOO AWAAWUSHAY, INTA MAAMULKA HEYSA, WAXAAN IDIIN LEEYAHAY DADAALKA HALASII WADO jASAAKUMULAAHU KHEYRAN FIDUNYAA WAL AAKHIRA

Admin reply: JASAKALLAHU KHEER, NINKASTA OO ANAGA AH HADDUU SAAS U FEKERO WAX WEYNBAA NOO HAGAAGAYA, EE ILAAH WAXAAN KA BARYEYNAA REER DOOY OO ISKU DUUBAN DANAHOODANA MEEL KAGA WADA SOO JEEDA IYO HORUMARKOODA.


Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: August 4, 2010 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: AMINA AHMED IBRAHIM
Waddanka: BELJUIM
S/C waxaan halkan hambaliyo u ga direynaa anagoo ah dhamaan reer beljuim oon kala nahay hooyo safiyo haji ibrahim faduma haji ahmed iyo mahamed miray iyo caruurtooda c/qadir sh. cabdi mahamed sheedhay c/salan ahmed maano sheegab iyo ninkeeda sh.ahmed iyo anigoo ah anmina ahmed faduma siidi iyo atika siidi waxan tahaniyad farhad leh u direyna aroosada iyo arooska oo kala ah faduma ahmed sh.cabdi iyo cabdulahi yuusuf oo meherkooda ka dhacay wadanka samaliya gaar ahan degmada diinsor dhamantena waxaanu leenahay kuwii isku wara oo kala hela ubad kher qaba wiil iyo cano gabar caano amiin aamiin
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: July 31, 2010 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: Maymuna Xaji Adan
Waddanka: Belguim
Waxaan Tahniyad Kal iyo laab ah u direyna anago kala ah Maynuna xaji adn iyo seygeyda Dr Abdirahman Ahmed sh iyo gabdheyn Asma Abdirahman , Enginer Sayid cali xaji Adan iyo xaaskisa Maynuna macalin iyo caruurtiisa Maxamed Xaji adan iyo xaaskisa Faaizo maxamed sh cabdi Maxamud Ahmed sh iyo xaaskiisa iyo caruurtisa iyo Xaajiyo xaaji Adan iyo dhaman reer xaji adan iyo reer Sh cabdi mel kasto ay jogan marka kale tahniyad nikaax u direyaan Faadumo Ahmed sh iyo seygeyda Abdulahi yusuf xaji o meherkoda ku dhacay manta 30/08/2010 magaalada dinsor waxayn u rajeyneyna in uu Alle ka dhigo midkii ku lala heyleyn gabr iyo caano iyo wil iyo caano Aaamiin
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: July 30, 2010 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: Abdirahaman Ahmed sh
Waddanka: Belguim
E-mail-ka: daacadyare114@hotmail.com
As Anagoo kal ah Abdirahman Ahmed sh Xaaskiisa Xaajiyo Maymuna Xaji Adan iyo gabadheyna Asma Abdirahman Ahmed , Maxamud Ahmed iyo Xaaskiisa iyo caruurtisa Aamino Ahmed iyo seygeyda Ibrahim Macalin iyo caruurtoda , Kaamilo Amed iyo seygeyda iyo Dhamaan reer Xaaji Ahmed Sh cabdi oo kulana nool daafaha Aduunka waxay Tahniyada Farxad leh u direyaan Faadumo Ahmed sh cabdi iyo Seygeyda Abdulaahi Yusuf Xaji hussein o Meherkooda Maanta ka dhacay DEgmada Diinsoor 30/08/2010 Waxaan Alle uga baryeynaa in uu ka dhigo guurkoda midki lo aayo o ubada kheyr gaba ay ku kal helaan Aaaaaaaaaaaaamiin
MAhadsanid
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: July 30, 2010 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: elyes al qul qulq
Waddanka: ksa
E-mail-ka: loverboyksa@hotmail.com
scww waxaan tahaniya uidirayaa walaasheyda qaaliga ah faaduma sh muhamed nuur iyo lamaanaheeda is maaciil ibraahiim oo ugu dhashey wiil waxaan idin lee yahay cogoratution alf alf mabruuk waxaan idin leeyahay ilaah hanooga dhigo kii canfaca dadkiisa iyo diin tiisa iyo dalkiisa
amiiiiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiiin thanks reegaay.com
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: July 29, 2010 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  

<< First  |  < Prev  |  1 2 3 4 5 6 7 8  |  Next >  |  Last >>