![]() |
Ku Laabo Reegay.com Home | Aqri Dhammaan Tahniyadaha | Qor Tahniyad
Waxaan Heynaa 353 Tahniyadood oo ku soo baxeysa 36 bog.
<< First
|
< Prev
|
1 2 3 4 5 6 7
|
Next >
|
Last >>
| Qofka soo Qoray Tahniyadda | Tahniyadii oo faahfaahsan: | ||
| Magaca: elyes Waddanka: ksa taif E-mail-ka: loverboyksa@hotmail.com |
waxaan tahaniyad u dirayaa dhamaan muslimiinta meel walba ay joo gaan ramadaan kariim wa kulu caam wa antum bikheer qaas ahaan reer al qul qula meel walba dunida ka joogaan waxaan idin lee yahay ramadaan ka riim wa kulu caam wa antum bi kheer wcww
|
||
| Qofka soo Qoray Tahniyadda | Tahniyadii oo faahfaahsan: | ||
| Magaca: cabdi wahab macalin saney Waddanka: Adiis ababa E-mail-ka: aduunka123@hotmail.com |
Dhamaan Dadkaas oo kala jooga Maraykanka ,Canada,london, Beljamka,Holland,sweden ,Norwey,Finland,Austarelia,Sucuudi Carabiya,kuwiet Turkiga,Jordan,Nairobi,Ethopia,,Muqdisho baydhabo'diinsor misra waxay hambalyo iyo boogaadin u dirayaan Xidiga iyo xidigta, farta iyo faraantiga, usha iyo Diirkeeda ,Boqorka iyo Boqorada, Mudane ibrahim c/maliik hajji c/bari IYO Marwo faaiso hajji c/wahab oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada misra bisha may 2010 waxay leeyihiin isku waara ubad kheyr Qabana kala hela Wiil iyo Caano Gabar iyo Caano Noqda reerkii lagu nastee lagu nagaado, Guurkiina guur kheyr gurigiina guri negi guulow ka yeel
|
||
| Qofka soo Qoray Tahniyadda | Tahniyadii oo faahfaahsan: | ||
| Magaca: Cabdi wahab macalin saney Waddanka: Addis ababa E-mail-ka: aduunka123@hotmail.comn |
Dhamaan Dadkaas oo kala jooga diinsor iyo misra Maraykanka ,Canada,london, Beljamka,Holland,sweden ,Norwey,Finland,Austarelia,Sucuudi Carabiya,Turkiga,Jordan,Nairobi,Ethopia,,Muqdisho byadhabo'diinsor misra waxay hambalyo iyo boogaadin u dirayaan Xidiga iyo xidigta, farta iyo faraantiga,usha iyo Diirkeeda ,Boqorka iyo Boqorada, Mudane ibrahim c/maiilk hajji c/bari IYO Murwo faaiso hajji c/wahab oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada misra bisha may 2010 waxay leeyihiin isku waara ubad kheyr Qabana kala hela Wiil iyo Caano Gabar iyo Caano Noqda reerkii lagu nastee lagu nagaado, Guurkiina guur kheyr gurigiina guri negi guulow ka yeel.
|
||
| Qofka soo Qoray Tahniyadda | Tahniyadii oo faahfaahsan: | ||
| Magaca: cabduwahab moalin sanney Waddanka: addis abab E-mail-ka: aduunka123@hotmail.com |
SCW DHAMAAN WALALAHEYGA WAA IDIN SALAMEY RAMADAAN KARIM BISHA BARAKEYSAN ka fidesta SCW) uu yiri: "Haduu ramadaan bilowdo albaabada jannada waa la furaa kuwa naartana waa la xiraa". marka walalyel waa inaan kufaidey sanaa bisha barakeysan ramaaanka ramadaan karim
|
||
| Qofka soo Qoray Tahniyadda | Tahniyadii oo faahfaahsan: | ||
| Magaca: abduwahab abdisalan haji faqi Waddanka: aduunka E-mail-ka: abuutahniyey@hotmail.com |
asc dhaman reer dabare iyo reer dooy wan idin salamay khas ahan waxan salamaya dhaman walalaheyga iyo saxibadeyda dhaman macamisha webka reegay wad salamintihin salan kadib waxan idiin leeyahay ramadan kariim ilahey kherkisa hanasiyo kuwi lodembi dhafay allah hanagu daro amiin amiin waxan kalo idin leyahay adunyadan macno malaha wa laga tagay marka ilahey aan kacabsano dhacadisa an kudadalano bye wad mahadsantihin itaqulah where you are bye
|
||
| Qofka soo Qoray Tahniyadda | Tahniyadii oo faahfaahsan: | ||
| Magaca: burci Waddanka: wadanka E-mail-ka: dabarejanay@hotmail.com |
S/C DHAMAAN REER DIINSOOOR WAA IDIIN SLAAMAY SALAAN KADIB WAXAAAN IDIN LEEYHAY RAMADAAN KARIIIM KU WIII KA KHEEREY ALLE HANAGA DHIGO AAAMIIN RAMADAAN KARIIIM
|
||
| Qofka soo Qoray Tahniyadda | Tahniyadii oo faahfaahsan: | ||
| Magaca: ibrahim mooge Waddanka: addis ababa E-mail-ka: ibraw20@hotmail.com |
WAXAAN HALKAAN TAHNIYAD UGA DIRAYA DHAMAN REER DIINSOR MEEL WALBA AY JOGAN BISHAN RAMADANKA AH WAXAN ALLE KA BARYAYNA INUU NAGA DHIGO KUWII KA FAA'IDAYSTAY FADLIGEEDA WAXAN KALO RAJAYNAY INUU ILAHAY WADANKA NABAD INOOGA DHIGO RAMADANKAN RAMADANKISA KALENA NABAD IYO BARWAAQO NAGU GARSIYO AMIIIIIIIIIIN AMIN AMINNNNNNN

| Magaca: ABUBAKAR Waddanka: U. S. A |
Asalaamu caleykum to all My dear brothers and sisters in Islam. Ramadan Kariim to all of you, brothers and sister let us take advantage for the blessing month of ramadan. as we all know this month has diferent meanings. 1. the month of the Qur'an was REVEALED 2. the month of Sadaqa 3. the month of Blessing 4. the month of Forgiveness 5. the month of take away from Hell Fire 6. the month of fasting not only that brother and sisters if we fast the way that Rasululah scw told us we will get reward in here after that no body can describe (Allah Says Asoomuulii wa ana ajziibihi) we are fasting for the seek of Allah and Allah will Reward on us. may allah accept all our Good Deeds. RAMADAN KARRIM AGAIN
|
||
| Qofka soo Qoray Tahniyadda | Tahniyadii oo faahfaahsan: | ||
| Magaca: Abdirahman Ahmed Sh Waddanka: Belguim E-mail-ka: daacadyare114@hotmail.com |
As Anagoo Ah Abdirahman Ahmed sh iyo Xaaskiisa xaajiyo maymuna xaaji adan iyo gabdheyna Asma abdirahman ahmed sh ABti maxamed sh dhaay iyo xaaskiisa aatiko ayeeyo safiyo xaaji hooyo faadumo sh gaab iyo maxamed miray iyo caruurtooda faadumo siidi iyo aamino ah dhamaan dadkan oo ku nool wadanka Belguimka waxay hambalyo u direyaan aroosada Faadumo Ahmed sh iyo seygeyda Cabdilaahi yusuf xaaji oo xaly ku cagl galeyn wadanka belguimka gaar ahn magalada Verviers 09/08/2010 waxaan Alle uga baryeynaa in uu ka dhigo midkii loo aayo oo ubad badan lagu kala heley Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiiin
|