![]() |
Ku Laabo Reegay.com Home | Aqri Dhammaan Tahniyadaha | Qor Tahniyad
Waxaan Heynaa 561 Tahniyadood oo ku soo baxeysa 57 bog.
1 2 3 4 5 6
|
Next >
|
Last >>
| Qofka soo Qoray Tahniyadda | Tahniyadii oo faahfaahsan: | ||
| Magaca: siidow mohamed ali (baraaway) Waddanka: kuwait E-mail-ka: yaaqbaraaway@hotmail.com |
asc waan idinsalaamay asxaabta sharafta badan akhriistyaasha iyo qorayaasha wabsaayitka reegay qiimaha iyo qaayaha badan iyo reerdooy oodhan gaar ahaan waxaan tahniyad meher ah udirayaa sxb keyga qaaliga ah iyo walaasheyda maxamed cshakuursa sayid ibraahiim iyo aamina siidi maxamed ali oo meherkooda kudhacey degmada (diinsoor) ee gobalka baay waxaan idinleeyahay hanoqdo meherkiina kii lagu liibamey oo lagu heley wiil iyo caani gabar iyo caano aamiin aamiin wadanoolaado nabadkuwaara
|
||
| Qofka soo Qoray Tahniyadda | Tahniyadii oo faahfaahsan: | ||
| Magaca: maxamuud maxamed macalin Waddanka: kuwait city E-mail-ka: maxamuudmisra1@hotmail.com |
asc? waxaan meeshan kusalaamoyaa dhamaan macaamiisha reegay sln kadib waxaan halkaan tahniyo mahar uga direyaa aderkey ama sxbkey maxamed x. c/shakuur (sheeqa) iyo macalin aamina xaji siidi oo maharkooda kudhacey deg: dinsor noqda kuwii isku waaraa aamin aamin aamin
|
||
| Qofka soo Qoray Tahniyadda | Tahniyadii oo faahfaahsan: | ||
| Magaca: axmed c/shakuur ibnu sayid Waddanka: kuwait E-mail-ka: abuhureyra043@hotmail.com |
waxaan halkaan tahniyad farxad leh uga direyaa walaakey mcn maxamed xaji c/shakuur iyo walaashey qaaliga ah macalin aamino xaji siidi oo maharkooda kudhacey deg: dinsor waxaana uleeyahey hambalyo hambalyo hambalyo
|
||
| Qofka soo Qoray Tahniyadda | Tahniyadii oo faahfaahsan: | ||
| Magaca: Ibrahim bookay macalin muuday Waddanka: Toledo oh U s A E-mail-ka: Siidimohamed@Hotmail.com |
Hambalyo hambalyo hambalyo. Anigo ah ibrahim bookay & xaskayga ruqiyo isak & caruur tena waxan Hallam hambalyo qimo leh uga dirayna abtigayga AMA saxibkayga aad u jaclahay & havaryartay cafiyo x.c/ xafid sh.Hussein oo ka agal gelay wadanka danmarka noqda ku wi iska wara wiil & cano sidas & aroos wacan
|
||
| Qofka soo Qoray Tahniyadda | Tahniyadii oo faahfaahsan: | ||
| Magaca: Maxmed macalin husein (abayle) Waddanka: U s a E-mail-ka: Abayleaadii@hotmail.com |
S/c. Waxan halkan ku salamaya dhaman rer dooyow dareer fayle waxa kale tahaniya u ga diraya arooska & aroosada Siid baabka siid x.faqi & eedo cafiyo x c/xafiid shekh Huseein o rooskooda kadhacay danmarka waxaan leenahay ilah ha idinka dhigo ku wii iska helen ubad khr qabo wan idin salamay s/c
|
||
| Qofka soo Qoray Tahniyadda | Tahniyadii oo faahfaahsan: | ||
| Magaca: ok Waddanka: igtag |
:p maxaan dhahaa waxaa kuur ma ahan nin reer leh oolasoo xagay aroos lama yirahdo waa haf aw guuriyo cafiyo kkkkkkkkkkkk
|
||
| Qofka soo Qoray Tahniyadda | Tahniyadii oo faahfaahsan: | ||
| Magaca: maxaa iga galay Waddanka: cirka iyo dhulka inta udhaceys |
:cry:
|
||
| Qofka soo Qoray Tahniyadda | Tahniyadii oo faahfaahsan: | ||
| Magaca: HOOYO HAAWAY IBRAHIM MADOOW Waddanka: Amarica |
DHAMAN REER DOOYOW WAA IDIN SALAMEY KADIB WAXA HALKAN UQU TAHNIYEYNAYA WIILKEY BAAKA HAJI FAQI IYO GABADHEYDA CAAFIYO X. ABDIHAFID SH. HUSEEN OO KA AROOS GALEEN WADANKA DENMARK. WAXAN IDINLEYAHEY WIIL IYO CANO GABAR IYO CANO.
|
||
| Qofka soo Qoray Tahniyadda | Tahniyadii oo faahfaahsan: | ||
| Magaca: Shamsa Abdiqadir haji Faqi Waddanka: Amarica |
Dhaman reer dooy waad salamintihin kadib waxa halaka salan iyo tahniyad uqu direyna aniga ninkeyqa iyo caruurteydaba dhamnteena Adeerkeena saxibkeena AWBAAKA HAJI FAQ IYO EEDADEENA CAAFIYO XAJI ABDIHAFID SH. HUSEEN oo ku aroosgaleen wadanka DENMARK waxan idin leenahey wiil iyo caano gabar iyo caano anaguna waxan idin leenahey aamin aamin
|
||
| Qofka soo Qoray Tahniyadda | Tahniyadii oo faahfaahsan: | ||
| Magaca: Abdimajid Abdislan Xaji Faqi Waddanka: Amarica E-mail-ka: faqiabdul@yahoo.com |
Waxan salamaya dhaman reer Dooy meel walba joogan kadib.Waxan tahniyad oo qaali ah halkan uqu diraya Aderkeyqa geesiga ah marna saxibkeyqa Abdibaari sayid Haji Faqi (Baabka) iyo eedayda oo aan aad u jaclahey Caafiyo xaji Abdixafid sh.Husen oo oo arooskooda kudhacey wadanka Denmark. waxan ilahey idinka baryaya wiil iyo caano gabar iyo caano Amin aamin. dooy forever
|