![]() |
Ku Laabo Reegay.com Home | Aqri Dhammaan Tacsiyadaha | Qor Tacsiyo
Waxaan Heynaa 148 Tacsiyadood oo ku soo baxeysa 15 bog.
<< First
|
< Prev
|
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11
|
Next >
|
Last >>
| Qofka soo Qoray Tacsidan | Tacsidii: | ||
| Magaca: shemad macalin ibrahim(braway) Waddanka: somalia E-mail-ka: yaaq2@hotmail.com |
inaalilaahi wa inaaileyhuraajicuun waxaan halkan tacsi uga dirayaa dhamaan qaraabadii iyo eheladii u ka geeriyoodey marxuum Axmed Adan Warabe waxaa ilaaha uga baryeynaa inuu janaatul fardowsa kawaraabiyo. samir iyo iimaan ilaah hakasiyo eheladii iyo qaraabadii uu kageeriyooday aamiin aamiin aamin
|
||
| Qofka soo Qoray Tacsidan | Tacsidii: | ||
| Magaca: mohamed abdirahman dahir Waddanka: nl E-mail-ka: lamaane114@hotmail.com |
inaalilaahi wa inaa ilayhi raajcuun waxaan halkaan tacsiyo ugu diraynaa anagoo kala ah reer xaaji madad iyo rer sheekh omar dalka iyo dibada geeridii naxdinta badnayd walalkeena aadan abdi cali oo kumagac dheeraa adan adndaraw oo ku geeriyooday dhwaan degmadad diinsoor ilaah samir iyo iimaan hanaga siiyo ilaah janadii haka waraabiyo aamiin aamiin
|
||
| Qofka soo Qoray Tacsidan | Tacsidii: | ||
| Magaca: Abdisamad xaaji madowe(Abiyow Waddanka: Kenya E-mail-ka: Abdisamad0@hotmail.com |
Anago ah dhalanyo reer diinsor ah oo kala ah Abdisamad xaaji madowe(Abiyow)iyo Abdiqaadir Ali Abdule(kaawkey) iyo Axmed Ali Eenay iyo mustaf muqtaar bestey iyo abdiqaadir fanaay iyo Ali xaaji yaraay waxaan halkaan tacsiyo uga direynaa dhamaan reer xaaji Aadan Bandarow geeradii ku timid Aabahood Xaaji Aadan Bandarow oo ku geeriyooday degmada diisor waxaanu leenahay ilaah samir iyo iiman ha ka siiyo dhamaantooda marxuumka ilaah naxariistii janatul furdowsa haka waraabsho Aamiin Aamiin

| Magaca: axmed cabduqadir cadow Waddanka: usa E-mail-ka: wandiid@hotmail.com |
waa salaamantihiin dhamaan waxcaan halkaan uga tacsiyeynaayaa Adan abdi in uu janadiisa kawaraabiyo eheladii u katagayna samir iyo imaan kasiiyo Amiin
|
||
| Qofka soo Qoray Tacsidan | Tacsidii: | ||
| Magaca: mukhtar haji sayid bakar Waddanka: usa E-mail-ka: sheegow3@hotmail.com |
waxaan hakaan uga tacsiyeynayaa Adan Cabdi in uu ilaah u naxariisto janadiisana kawarabiyo E Heladii iyo caruurtii ow katagayna samir iyo imaan kasiiyo AMIIN
|
||
| Qofka soo Qoray Tacsidan | Tacsidii: | ||
| Magaca: c/rahman xaji adan Waddanka: liibiya E-mail-ka: reerhajiadan@hotmail.com |
innaa lillah wa innaa ilehi raajicuun waxaa halkaan uga tacsiyeynayaa dhamman qoysaskii iyo eheladii ay kageeriyoodeen marxuum yada kala ah 1.xaaji adan abdi 2. macalin manuur mad kariin waxaan alle oga baryeynaa inuu janaatulfirdowsa kawaraabiyo aamiin aamiin
|
||
| Qofka soo Qoray Tacsidan | Tacsidii: | ||
| Magaca: adan maxmed nuur |
wxan halakan uga tacsiyaynayaa dhamaan eheladii iyo grabadii katagay marxuum xaji adan cabdi cali waxan la nahay ilahay ha ka siiyo samir iyo iimaan amiin asigan ilahy haka warabiyo janatul fardowsa amiin
|
||
| Qofka soo Qoray Tacsidan | Tacsidii: | ||
| Magaca: adam ma\nur ama eenay manur E-mail-ka: shakoy3@hotmail.com |
inaalilaahi wa inaa ilaahi rajicuun waxan halkaan uga tacsiyeynayaa dhamaan dadkii sida xaqdarada ah loo xasuuqay malintii khmiista waxan ilahay uga baryayaa in uu ilahay ka warbiyo janatul fardowsa eheladii iyo qaraabadii ay ka tageena in ilaahay ka siiyo samir iyo iimaan amiiin teda kale kuwii falkas keestay waxay iila tahay kuwo qaran nimada iyo midnimada iyo wadajirka umada somaliyed ka so horjeeda inay yihin jasintoodana waxa ahaya ilahay waa tii ilahay qor aan kiisa ku yiri ومن يقتل مؤمنا متعمدا فجزاؤهو جهنم ) صدق الله العظيم
|
||
| Qofka soo Qoray Tacsidan | Tacsidii: | ||
| Magaca: ABDIRAHMAN AXMED Waddanka: BELGUIM |
INAA ILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN WAXAA DHAMAAN ANIGOO KA WAKIIL AH REER AXMED SH CABDI IYO REER XAAJI ADAN XAAJI AH WAXAAN TACSIYO TIIRAAYO LEH U DIREYNAA DHAMAAN EHELADII IYO CARUURTII UU KU GEERIYOODEYN DHAMAN DADKII KU DHINTAY SHIRKII NAXDINTA LAHAA EE KA DHACAY NAWAAXIGA DIINSOOR WAXAAN ALLE UGA BARYEYNAA IN UU SIIYO DHAMAANTOODA NASARIISTIISA JANADA Aaaaaaaamiin
|
<< First | < Prev | 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 | Next > | Last >>