![]() |
Ku Laabo Reegay.com Home | Aqri Dhammaan Tacsiyadaha | Qor Tacsiyo
Waxaan Heynaa 148 Tacsiyadood oo ku soo baxeysa 15 bog.
<< First
|
< Prev
|
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10
|
Next >
|
Last >>
| Qofka soo Qoray Tacsidan | Tacsidii: | ||
| Magaca: jawahir abdulqadir Waddanka: belgem E-mail-ka: feyley20@hotmail.com |
ascwr wbrt inaa illahi waina ileehi raajicuun waxa halkan tacsi iyo tiraanyoiyo naxdinba leh uga diraya marxuum bashiir ibrahim cali ((bashiir baabow) ehaladii iyo qarabadiwuu kugeeriyuuday walayal ilahay samiriyo iimaan haidinkusiiyo anaga xata wuu naga geriyoday..asagana qabrigiisa wasac ale hauga dhigo kuwii xuudka nabiga .csw biyahiisa cabo alahaku daro siradkana ale hausakhiro janatulfardowsana ale hageeyo.....amin----amiin..amiin
|
||
| Qofka soo Qoray Tacsidan | Tacsidii: | ||
| Magaca: jawahir abdulqaadir macalin Waddanka: belgigue E-mail-ka: feyley20@hotmail.com |
ascwr wbrt inaa lilah waina ilehi raajicuun waxa halkaan tacsitiiranyoleh uga dirayna anagoo kala ah jawahir abdulqadir....adaawe cismaan cali...axmed abdihamiid(biyolay) iyo xamida mubarak..marxuum xaji abdulqadirxaji ibrahiim oo kugeriyoday degmada diinsoor..ilahay naxarista janada hasiiyo ehedii iyo qarabadi kugeeriyuutayna samir iyo iman alahasiiyo,,,,qabrigisana wasac alahauga dhigo...janatulfardosana alahageyo...amiin---amin-amiin
|
||
| Qofka soo Qoray Tacsidan | Tacsidii: | ||
| Magaca: axmed c/xaaji Waddanka: biljamka E-mail-ka: axmedcade_446@hotmail.com |
inaa li laahi wa inaa ileyhi raajicuun waxaan halkan tacsi uga dirayaa reer dooy geeridii naxdinta laheyd awoowe xaaji cabdiqaadir xaaji ibraahim waxaan leeyahay naxariistii janada ilaah ha ka waraabiyo anagana samir iyo imaan hanaga siiyo
|
||
| Qofka soo Qoray Tacsidan | Tacsidii: | ||
| Magaca: reer maxamed cabdulaahi x.ibra Waddanka: adis baba E-mail-ka: dooqayga@hotmail.com |
inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun waxaan tacsiyo teeraayo leh u direynaa dhamaan familkii oo ka geeriyooday marxuumkan axmed aadan cabdi raxmaan oo isla markaana ku geeriyooday degmada diinsoor marka waxaan illah kaga baryeynaa in uu ka waraabiyo janatul fardowsa in shaa allaah
|
||
| Qofka soo Qoray Tacsidan | Tacsidii: | ||
| Magaca: burci Waddanka: kenya E-mail-ka: warmakiini_misra@hotmail.com |
s/c dhamaantiina waxaa halkaan tacsiyo tiiraanyo leh ugu dirayaa geeridii naxdinta lehed ay kutimid saaxibkeyga ama walaalkeyga axmed aadan abdirahmaan oo maanta ku geeriyoodey d.diinsoor ilaahay hanagusiyoo samir & iimaan eheladii ku geeriyoodeyna ilaah haku siiyo samir iimaan aaamiin marxuuxkana ilaahay haka waraabiyo janatul fardowsa aamiin
|
||
| Qofka soo Qoray Tacsidan | Tacsidii: | ||
| Magaca: Siidcali xaaji abdiyarow Waddanka: Kenya E-mail-ka: Siidcali32@hotmail.com |
Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun Anigoo ah siidcali x.abdiyarow waxaan tacsiyo tiiraayo leh u dirayaa walaalkey marna saaxiibkey ahaa geeradii naxtinta laheed ay ku timid Axmed Aadan abdiraxmaan oo maanta ku geeriyooday D.Diinsoor waxaan leeyahay Eheladii & qaraabadii uu ka baxey in uu ilaahay samir & iimaan ka siiyo marxuumkana waxaan ilaahay uga baryayaa janatul fardows ka waraabiyo Aamiin Aamiin
|
||
| Qofka soo Qoray Tacsidan | Tacsidii: | ||
| Magaca: Abdisamad xuseen jimcaale Waddanka: Kenya E-mail-ka: Al AGZA@hotmail.com |
?????? ???????? ?????? Dhamaan anagoo kala ah Abiyow madowe & kaawkay Ali xasan eeneey & & axmed waaow & Abdiqaadir fanaay dhamaanten waxaan tacsiyo u direynaa geeradii naxtinta laheed ku timid walaal keen Axmed Aadan Abdiraxmaan oo maanta ku geeriyoday D.Diinsoor waxaanu leenahay Eheladii & qaraabadii uu ka baxey in uu ilaahay samir & iimaan ka siiyo marxumkana waxan ilaah uga baryeynaa naxariistii janatul fardowsa in uu ilaahay ka waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin
|
||
| Qofka soo Qoray Tacsidan | Tacsidii: | ||
| Magaca: CABDULAHIAXMIDXAAJIMACALIN Waddanka: KUWEYT E-mail-ka: XAAJIGA24@HOTMAIL.COM |
INALILAHI WAINA ILEYHI RAJICUUN MAXAMID C\XAFID XAAJI CABDULE MOORTOW IYO C\LAAHI AXMID XAAJI MACALIN WAXA HALKAN TACSIYO TIRANYO LEH UGA DIRAYA XAAJIYO ABAYXAAJI MAXAMIDNUUR SH.XUSEENIYO AYALKEDA DHAMAN RER XAAJI MAXAMID NUUR GERIDI NAHDINTA LAHEYD OO KATIMID WALALKENA AXMID ADAN ILAHAY WAXAN UGA BARYEYNA INU SAMAR IYO IMAN KASIYO GOYSKI IYO EHELKI UKATAGAY ASAGANA KA WARABIYO JANADI FARSOWSA AMIN AMIN INA LILAHI WAINA ILEYHI RAJICUUN
|
||
| Qofka soo Qoray Tacsidan | Tacsidii: | ||
| Magaca: ibrahim mogaw shekh Waddanka: addis abab E-mail-ka: ibraw20@hotmail.com |
INAA LILAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN WAXAAN HALKAAN TACSIYO TIIRAANYO LEH UGA DIRAYA DHAMAN REER HAJI MAHAMED NUR SHEKH HUSEEN MEEL WALBA AY JOGAAN GEERIDII KU TIMID WIILKOODA AHMED AADAN WARAABE WAXAAN ILAHAY UGA BARYAYNAA INUU JANADII EEBA KA WARABIYO AMIN AMIN AMIN
|
||
| Qofka soo Qoray Tacsidan | Tacsidii: | ||
| Magaca: mohamed nor siidey(Nur cadde) Waddanka: somalia E-mail-ka: siidey_yare@hotmail.com |
inaalilaahi wa inaaileyhuraajicuun waxaan halkan tacsi uga dirayaa dhamaan qaraabadii iyo eheladii u ka geeriyoodey marxuum Axmed Adan Warabe waxaa ilaaha uga baryeynaa inuu janaatul fardowsa kawaraabiyo. samir iyo iimaan ilaah hakasiyo eheladii iyo qaraabadii iyo asxaabtiiuu kageeriyooday aamiin aamiin aamin
|