Bogga Tacsida ee Reegay.com

Ku Laabo Reegay.com Home | Aqri Dhammaan Tacsiyadaha | Qor Tacsiyo

Waxaan Heynaa 148 Tacsiyadood oo ku soo baxeysa 15 bog.
<< First  |  < Prev  |  1 2 3 4 5 6 7 8 9  |  Next >  |  Last >>

Qofka soo Qoray Tacsidan Tacsidii:
Magaca: دعالي عبد المالك سيد ابراهيم
Waddanka: كينيا نيروبي
E-mail-ka: ducaale15@hotmail.com
بعث احر التعازي الي جميع الاهل وعلي وجه الخصوص اسرة وذوي السيد حاج عبد القادر الذي لحق الي الرفيق الاعلي اسال الله ان يتغمده بواسع رحمته واسكنه فسيح جنانه مع النبيين والشهداء والصالحين وحسن اؤلئك رفيقا والهم ءاله وذويه الصبر والايمان انالله وانا اليه راجعون
من اخوانكم دعالي عبدالمالك سيد ابراهيم ومحمد عبد المالك وعبدالسلام عبدالمالك
Waxaa la soo qoray Tacsidan: December 28, 2009 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tacsidan Tacsidii:
Magaca: IDRIS ISAAQ XUSEEN
Waddanka: Texas, Mareykan
E-mail-ka: ihahozn@gmail.com
Ilaahey Jannadiisa ha ugu nimceeyo XAAJI CABDULQAADIR SAYID IBRAAHIM oo dhawaan ku geeriyoodey DIINSOOR, SOOMAALIYA. Ehellada oo dhamina sabar iyo xasanaat Allah ka siiyo.
AAMIIN......
Waxaa la soo qoray Tacsidan: December 24, 2009 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tacsidan Tacsidii:
Magaca: axmed cali fateli
Waddanka: ksa
E-mail-ka: axmeddiinsoor@hotmail.com
inaalilaahi wa:inaaileyhi raajicuun waxaan halkaan ugu tacsiyadeynayaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey xaaji cabdulqaadir sayid xaaji ibraahiim oo ku geeryoodey diinsoor waxaan rabi ugu baryayaa ilaah inuu kawaraabiyo janada aamiin aamiin eheladii iyo qaraabadiina hakasiyo samir iyo iimaan aamiin khas ahaan reer xaaji cabdulqaadir
Waxaa la soo qoray Tacsidan: December 24, 2009 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tacsidan Tacsidii:
Magaca: cabdulahi axmid xaaji macalin
Waddanka: kuweyt
E-mail-ka: xaajiga24@hotmail.com
inaalilahi waina ileyhi rajicuun cabdulahi axmid iyo maxamid cabdixafiid looyagano mortow waxa halkan tacsiyo tiraanyo leh uga dirayan dhaman rer xaaji cabdugadir sayid ibrahim oo kugeriyoodey 22bishan degmada diinsoor ilahay waxan ugabaryayna inu janadi farsowso ka warabiyo goyski iyo eheladi katagayna samir iyo iman naga wada siyo amiin inaaalilahi waina ileyhi rajicuun
Waxaa la soo qoray Tacsidan: December 24, 2009 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tacsidan Tacsidii:
Magaca: maxamed ibraahim isxaaq
Waddanka: yemen sancaa
E-mail-ka: diinsoor15@hotmail.com
inaalilaahi wainaa ileehi raaji cuun waxaan halkaan tacsiyo tiiranyo leh ugudireynaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu kageryodey xaaji cabduqaadi sayid xaaji ibraahim waxaan leenahay ilaahay ha unaxriisto oo janatul firdowsana hakuwaraabiyo tacsiyada waxaa soo direy godoomiyaha jaaliyada digil iyo mirifle ee dalka yemen sheekh ibraahim cabdulqaadir matmaalan iyo dhamaan dad badan oo reer diinsoor ah oo kunool dalka yemen gaar ahaa magaaladaa sancaa
Waxaa la soo qoray Tacsidan: December 23, 2009 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  

Magaca: ibrahim mogaw shek
Waddanka: adis ababa
E-mail-ka: ibraw20@hotmail.com
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN WAXAAN HALKAAN TACSIYO TIIRAANYO LEH UGA DIRAYNAA ANAGO AH DHAMAN REER ADIS ABABA ETHIOPIA E EHELADII U KA GEERIYOODAY AWOOWE HAJI ABDULKARIR SAYID HAJI IBRAHIM OO DHAWAN KU GEERIYOODAY DEGMADA DIINSOR WAXAAN ALE UGA BARYAYNAA INUU JANADIISA KA WARABIYO ANAGANA SAMIR IYO IMAN NAGA SIYO AMIN AMIN AMIN AMIN
Waxaa la soo qoray Tacsidan: December 22, 2009 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tacsidan Tacsidii:
Magaca: maxamed xuseen ibrahim huberow
Waddanka: kuwait
E-mail-ka: raxmaan_82@hotmail.com
waxaan tacsi tiiran yo leh u dirayaa dhamaan ehelada uu ka geeryooday al sayid xaaji abdu qaadir haaji ibraahim oo ku geeryooday degmada diin soor ee gobolka baay ee koofurta somalia
si gaar ahaana waxaan tacsidaan ugud binaayaa sxbkayga qaaliga ah axmed yusuf xaaji abdu qaadir iyo DR yuusuf xaaji abduqaadir iyo siidey xaji abdu qaadir iyo cabdi aziiz siideey xaaji abdu qaadir dhamaan waxaa leeyahay inta dhimitay ilaaheey janada firdowsa haka waraabiyo inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun by maxamed xuseen ibrahim kuwait farwaniya
Waxaa la soo qoray Tacsidan: December 22, 2009 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tacsidan Tacsidii:
Magaca: Cabdirisaaq Maxamed Haadi
Waddanka: Canada
E-mail-ka: Kastiyaa@hotmail.com
INAA LILAAHI WA INAAN ILAYHI RAAJICUUN Anagoo kala ah Aabe Maxamed Haadi(Sheekhdhaay)iyo dhamaan reer Maxamed Haadi oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisa waxaa anagoo aad uga xun tacsi u diraynaa eheladii iyo caruurtii uu ka geeriyooday XAAJI CABDIQAADIR SAYID XAAJI IBRAAHIM oo dhowaan ku dhintay degmada DIINSOOR ee gobolka BAAY waxaan ilaahay uga baryeynaa in uu ilahay u naxriisto oo janadii firdowsa kawaraabiyo
Waxaa la soo qoray Tacsidan: December 21, 2009 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tacsidan Tacsidii:
Magaca: Mohamed ibrahim (bunka)
Waddanka: Canada
E-mail-ka: buu660@hotmail.com
INAA LILAAHI WALINNAA ILEYHI RAAJICUUN

Ilaahow uga bishaareey Janadaada Farowsa Abe Xaji C/qadi sayid ibrahim oo ku geeryooday Diinsoor,inaguna ilaawoa Samir iyo iimaan haga sii Amin

Allow u raxmo Isaga iyo inta islaamka ah Adigaa ah Raxmaanu raxiim Amin
Waxaa la soo qoray Tacsidan: December 21, 2009 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  

<< First  |  < Prev  |  1 2 3 4 5 6 7 8 9  |  Next >  |  Last >>