Bogga Tacsida ee Reegay.com

Ku Laabo Reegay.com Home | Aqri Dhammaan Tacsiyadaha | Qor Tacsiyo

Waxaan Heynaa 148 Tacsiyadood oo ku soo baxeysa 15 bog.
<< First  |  < Prev  |  1 2 3 4 5 6 7 8  |  Next >  |  Last >>

Qofka soo Qoray Tacsidan Tacsidii:
Magaca: R.SH.CUMAR IYO R.X.MADAD
Waddanka: Dalka iyo dibadda
E-mail-ka: muudhi@hotmail.com
Magaca: R.SH.CUMAR IYO R.CABDI CUSMAN

INAA LILLAAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
Waxaan Tacsi Tiiranye Leh u Direynaa REER XAAJI ABUKAR (SHANSHIYE) Geridii Ku Timid AABAHOODA MARXUUM(XAAJI ABUUKAR MAXAMED XAAJI)1/6/2010. Waxaan Leenahay Samir iyo Iimaam Alla Ha Naga Wada Siiyo Marxiimkana Jannadii fardowsa Alla Ha Ka Warabiyo Aamiin Aamiin.
Waxaa la soo qoray Tacsidan: June 1, 2010 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tacsidan Tacsidii:
Magaca: R.SH.CUMAR IYO R.CABDI CUSMAN
Waddanka: Dalka iyo dibadda
E-mail-ka: muudhi@hotmail.com
INAA LILLAAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
Waxaan Tacsi Tiiranye Leh u Direynaa REER XAAJI ABUKAR (SHANSHIYE) Geridii Ku Timid AABAHOODA MARXUUM(XAAJI ABUUKAR MAXAMED XAAJI)1/6/2010. Waxaan Leenahay Samir iyo Iimaam Alla Ha Naga Wada Siiyo Marxiimkana Jannadii fardowsa Alla Ha Ka Warabiyo Aamiin Aamiin.
Waxaa la soo qoray Tacsidan: June 1, 2010 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tacsidan Tacsidii:
Magaca: Ibrahim sh.maxamed sh.macalin
Waddanka: Somalia
E-mail-ka: Ibrahimibrahim@hotmail.com
بسم الله الرحمن الرحيم انا لله ؤانا اليه راجعون
Waxaan xalkaan tacsiyo tiiraanyo leh Xalkaan uga dirayaa dhaan Reer Sheekh MAD SHEEKH MACALIN QULQULE Geeridii ku timid Walaalkeen SAID MAXAMEDSALAH SH:MAXAMED SH:MACALI QULQULE

Ilaahay ha u naxriistee waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 14.04.2010 ku geeriyoodey magaalada Baydhabo SAID MOHAMEDSALAH SH:MAXAMED
Ilaahay janadiisa FARDOOS Hakawaraabiyo intii uu katagey iyo dhaan reer SHEEKH MACALI QULQULE samir iyo iimaan ilaahay ha kasiiyo.
Waxaa la soo qoray Tacsidan: April 14, 2010 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tacsidan Tacsidii:
Magaca: Mohamed A/hafid (bunkes
Waddanka: CANADA
E-mail-ka: Buu660@hotmail.com
Iga gadooma salaan sharaf leh Akhritayaasha sharafata inaga muda ee Boga www.reegay.com salaan kadib Akhriste manta waxaan jacleysnay in aan Aruurino Figradiina qaaliga ah oo ku saansan ?
1 Waligaa ma maqashay Degmada Diinsoor mise Aqoon intee la ek oo aad ka taqaanaa? (Dhulka ,Dhaqaalaha,mamuladii soo maray ,Xoolaha ,Beeraha,Nabada,Colaada Amaan iyo Dhaliil ) intaba noogu soo gudbi Emailkeyga mise kan website ! waxaa reeban Aflagaado Shakhsi ama Dadka deegaanka , waxaa ku soo daabci doonnaa Boga Wararka in sha alaah
xirrirka Dedwenahan Reegay.com
Waxaa la soo qoray Tacsidan: April 3, 2010 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tacsidan Tacsidii:
Magaca: Ahmed M. Abdulwahab
Waddanka: Netherland
E-mail-ka: doyow@hotmail.com
Waxaan halkan tacsi ugu dirayaa dhamaan reer Sokora Xaaji Islaw & Reer Hagi Mohamednur Sheekh Husein. Geeridii ka timid Eedo Khadija Hahi Mohamednur Sheekh Hussien oo ku geeriyootey Diinsoor. Waxaana leenahay Ilaahay janadii fardawsa haga waraabiyo intii ka dhimatey gaar ahaan caruurteeda oo kugala nool Netherland, UK iyo Soomaaliya samir iyo iimaan Ilaahey haka siiyo.
Aamiin Aamiin
Waxaa la soo qoray Tacsidan: April 3, 2010 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tacsidan Tacsidii:
Magaca: Rer.Sh.Cumar.Rer.X.Madad
Waddanka: dalka iyo dibada
E-mail-ka: muudhi@hotmail.com
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN WAXAA HALKAAN TACSIYI TIIRAANYO LEH UGA DIRAYNA DHAMAN REER HAJI MAX'D NUR SH HUSSEIN. UGAAS SIDAY. PROF ABDIHAMID HAJI MAX'D NUR. DR MAHAMADAY. COLNEL ABDIWAHAB HAJI IYO CARUURTEEDA OO KLA AH.MAHAMED,NIMCO,XUSEEN,DHAHIRO,FARXIYO . GERIDI KU TIMID WALASHODA,HOOYDADOODA.MARXUUMAD HAJIYA KHADIJO HAJI MAX'D NUR DHAWAN KU GERIYOTAY MAGALADA DINSOR WAXAAN ALlE KA BARYAYNA INU JANADII FARDAWSA KA WARABYIO CARURTII IYO EHELKII AY KA TAGTAYNA SAMIR IYO IIMAN KA SIYO AMIN AMINA AMIN
Waxaa la soo qoray Tacsidan: March 25, 2010 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tacsidan Tacsidii:
Magaca: REER SH.CUMAR REER.CABDI CUSMA
Waddanka: Dalka iyo Dibadda
E-mail-ka: muudhi@hotmail.com
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN WAXAA HALKAAN TACSIYI TIIRAANYO LEH UGA DIRAYNA DHAMAN REER HAJI MAX'D NUR SH HUSSEIN. UGAAS SIDAY. PROF ABDIHAMID HAJI MAX'D NUR. DR MAHAMADAY. COLNEL ABDIWAHAB HAJI IYO CARUURTEEDA OO KLA AH.MAHAMED,NIMCO,XUSEEN,DHAHIRO,FARXIYO . GERIDI KU TIMID WALASHODA,HOOYDADOODA.MARXUUMAD HAJIYA KHADIJO HAJI MAX'D NUR DHAWANTAN KU GERIYOTAY MAGALADA DINSOR WAXAN ALEKA BARYAYNA INU JANADII EEBE KA WARABYIO DADKI AY KA TAGTAYNA SAMIR IYO IIMAN KA SIYO AMIN AMINA AMIN
Waxaa la soo qoray Tacsidan: March 24, 2010 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tacsidan Tacsidii:
Magaca: ibrahim mogaw shek
Waddanka: Ethio
E-mail-ka: ibraw20@hotmail.com
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN WAXAA HALKAAN TACSIYI TIIRAANYO LEH UGA DIRAYNA DHAMAN REER HAJI MAX'D NUR SH HUSSEIN UGAAS SIDAY. PROF ABDIHAMID HAJI MAX'D NUR. DR MAHAMADAY. COLNEL ABDIWAHAB HAJI IYO DHAMAN REER DINSOR GERIDI KU TIMID WALASHODA HAJI HADIJO HAJI MAX'D NUR DHAWANTAN KU GERIYOTAY MAGALADA DINSOR WAXAN ALEKA BARYAYNA INU JANADII EEBE KA WARABYIO DADKI AY KA TAGTAYNA SMIRIYOIMAN KA SIYO AMIN AMINA AMIN
Waxaa la soo qoray Tacsidan: March 24, 2010 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tacsidan Tacsidii:
Magaca: REER.SH.CUMAR IYO REER.H.MADAD
Waddanka: Dalka iyo Dibadda
E-mail-ka: muudhi@hotmail.com
INNAA LILLAAH WA INNAA ILEEYHI RAAJICUUN

Waxaan Tacsi Tiiranya Leh u Direynaa Dhammaan Walaalaheen REE.CALI MADOOBE ,Gaar ahaan REER IBRAAHIM CALI MADOOBE ,Geeridii Nadinta Laheyd e Ku Timaid Walaalkeen Marxuun .AWEYS IBRAHIM CALI Waxaan Lenahay Samir Iyo Immaan Alla Hanaga Siiyo JANADII Fardowsana ALLA Haka Waraabiyo Aamiin Aamiin
Waxaa la soo qoray Tacsidan: March 15, 2010 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tacsidan Tacsidii:
Magaca: دعالي عبد المالك سيد ابراهيم
Waddanka: كينيا نيروبي
E-mail-ka: ducaale15@hotmail.com
iSent most heartfelt condolences to all family and in particular family and the families of Mr. Haji Abdul Qadir, the right to ask Comrade Supreme God that He let rest in place in difficult Paradise with the prophets, martyrs and righteous and good companion impeccable and inspired Oualh and his family patience and faith and Anallah Him we shall return from the master of your brothers Daali A.-M. Ibrahim and Mohammed Abdul Malik Abdul Salam Abdul-Malik
Waxaa la soo qoray Tacsidan: December 28, 2009 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  

<< First  |  < Prev  |  1 2 3 4 5 6 7 8  |  Next >  |  Last >>