![]() |
Ku Laabo Reegay.com Home | Aqri Dhammaan Tacsiyadaha | Qor Tacsiyo
Waxaan Heynaa 234 Tacsiyadood oo ku soo baxeysa 24 bog.
1 2 3 4 5 6
|
Next >
|
Last >>
| Qofka soo Qoray Tacsidan | Tacsidii: | ||
| Magaca: ibrahim c/malik xaji Waddanka: degmada dinsor E-mail-ka: wilhoom@hotmail.com |
ina lillaahi wa inaa ileyhi rajicuun waxa tacsi tiranyoleh udireynaa dhaman qarabadii iyo eheladii ukugeriyodey aw borow dhere oo loyaqano borow xaji fiqi samir iyo iman ilaahey hanaga siiyo dhamanteen aaamiiiin aaaaaaaaamiiiiiiiiin sodire yasha ibraahim iyo sh.xuseen sh.maxmuud
|
||
| Qofka soo Qoray Tacsidan | Tacsidii: | ||
| Magaca: R.Sh.Cumar-R.H.Madad Waddanka: Dalka iyo Diabadda E-mail-ka: muudhi@hotmail.com |
Innaa lillahi wa inaa ilayhi Raajicuun. 'KULU NAFSU DAAIQATUL MOWT' SADAQALLAHUL CADIIM Anagoo ah Reer Sh.Cumar iyi R.H.Madad waxaan tacsi tiiranya leh U diraynaa dhammaan Reer Ciid Cali iyo Reer Maxamed Ciid Waxaana ugu Tacsiyadeyneynaa Geeridii ku timid allaha U naxariistee Walaalkooda ama Aabahood ,oo dho ku geeriyooday Shalay degmada Diinsoor,Marxuumka waxaan ilaah ugu baryeynaa inu janadiissii fardowsa ahayd ka waraabiyo intii ka tagtayna samir iyo iimaan ka siiyo.AAAAAAAAAMMMMMMMMMMiiiiiiiiiin
|
||
| Qofka soo Qoray Tacsidan | Tacsidii: | ||
| Magaca: R.Sh.Cumar-R.H.Madad Waddanka: Dalka iyo Dibadda E-mail-ka: muudhi@hotmail.com |
Innaa lillahi wa inaa ilayhi Raajicuun. 'KULU NAFSU DAAIQATUL MOWT' SADAQALLAHUL CADIIM Anagoo ah Reer Sh.Cumar iyi Reer X.Madad waxaan tacsi tiiranya leh U diraynaa dhammaan Reer Muuse Aadan iyo Reer Nuur Cabdulle Waxaana ugu Tacsiyadeyneynaa Geeridii ku timid allaha U naxariistee Walaashood ama Hooyadood Marxumad Eeddo Khadiijo Muuse Aadan ,oo Xalay ku geeriyooday Hargeysa,Marxuumadda waxaan ilaah ugu baryeynaa inu janadiissii fardowsa ahayd ka waraabiyo intii ay ka tagtayna samir iyo iimaan ka siiyo.AAAAAAAAAMMMMMMMMMMiiiiiiiiiin
|
||
| Qofka soo Qoray Tacsidan | Tacsidii: | ||
| Magaca: Adam H Jibril Waddanka: San Diego Ca E-mail-ka: adam4381@hotmail.com |
inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajacuun waxaa maanta magaalada garoowe ku geeriyootay alaha u naxariistee xaliimo xuseen ducaale oo 88 sano jir aheyd waxaana dhamaan looga tacsi yeynayaa dhamaan eheladeedii iyo qaraabadeedii, gaar ahaan ima xuseen jibril oo kala jooga,America,canada sweedan,engriiska,kenya.somalia.samir iyo iimaan alaha ka siiyo iyadana janadii fardowsa alaha ka waraabiyo
|
||
| Qofka soo Qoray Tacsidan | Tacsidii: | ||
| Magaca: Reer Cismaan Booroow Waddanka: Dalka iyo Dibada E-mail-ka: Xogsade2007@Gmail.com |
Innaa lillahi wa inaa ilayhi Raajicuun. 'KULU NAFSU DAAIQATUL MOWT' SADAQALLAHUL CADIIM Anagoo ah Reer Cismaan booroow waxaan tacsi tiiranya leh U diraynaa dhammaan Reer Macallin Maaddey Waxaana ugu Tacsiyadeyneynaa Geeridii ku timid allaha U naxariistee Walaalkeen Axmed Macallin Maadeey(Ay -Xaawo) ,oo dhowwaan ku geeriyooday degmada Diinsoor,Marxuumka waxaan ilaah ugu baryeynaa inu janadiissii fardowsa ahayd ka waraabiyo intii ay ka tagtayna samir iyo iimaan ka siiyo.AAAAAAAAAMMMMMMMMMMiiiiiiiiiin
|
||
| Qofka soo Qoray Tacsidan | Tacsidii: | ||
| Magaca: Reer Cismaan Booroow Waddanka: Dalka iyo Dibada E-mail-ka: Xogsade2007@Gmail.com |
Innaa lillahi wa inaa ilayhi Raajicuun. 'KULU NAFSU DAAIQATUL MOWT' SADAQALLAHUL CADIIM Anagoo ah Reer Cismaan booroow waxaan tacsi tiiranya leh U diraynaa dhammaan Reer Cabdi Dabey iyo R.Xaaji Caynte Waxaana ugu Tacsiyadeyneynaa Geeridii ku timid allaha U naxariistee Walashood ama Waalidkood Marxumad Xajiyo Xaawo Cabdi Dabey,oo Saaka ku Geeriyootay XAMAR,Maanta oo ay bishu tahay 25 September 2011,Marrxuumada waxaan ilaah ugu baryeynaa inu janadiissii fardowsa ahayd ka waraabiyo intii ay ka tagtayna samir iyo iimaan ka siiyo.AAAAAAAAAMMMMMMMMMMiiiiiiiiiin
|
||
| Qofka soo Qoray Tacsidan | Tacsidii: | ||
| Magaca: maxamed cusman kormeere Waddanka: ethiopia adis ababa E-mail-ka: kormeere1@hotmail.com |
inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun kulu nafsin daa.iqatul mowt naf weliba mar unbay dhadhaminaysaa mowtka anagoo kala ah reer cusman kormeere reer maxamed gabaxey reer macalin dhegey iyo reer maxamed cusman kormere waxaan halkaan tacsi uga direynaa reer xaaji maxamed ceynte iyo reer cabdi dabay geeridii ku timid walaashood ama waalidkood ala ha.unaxariistee xajiyo xaawo cabdi dabay oo doraad ku geeriyootay xamar waxaan leenahay samir iyo iimaan alla ha.idinka siiyo ayadana janadii fardowso ahayd ilaahay haka waraabiyo aaamiiinn
|
||
| Qofka soo Qoray Tacsidan | Tacsidii: | ||
| Magaca: R.SH.CUMAR IYO R.X.MADAD Waddanka: Dalka iyo Dibadda E-mail-ka: muudhi@hotmail.com |
Innaa lillahi wa inaa ilayhi Raajicuun. 'KULU NAFSU DAAIQATUL MOWT' SADAQALLAHUL CADIIM Anagoo ah Reer Sh.Cumar iyo R.X.Madad waxaan tacsi tiiranya leh U diraynaa dhammaan Reer Cabdi Dabey iyo R.Xaaji Caynte Waxaana ugu Tacsiyadeyneynaa Geeridii ku timid allaha U naxariistee Walashood ama Waalidkood Marxumad Xajiyo Xaawo Cabdi Dabey,oo Saaka ku Geeriyootay XAMAR,Maanta oo ay bishu tahay 25 September 2011,Marrxuumada waxaan ilaah ugu baryeynaa inu janadiissii fardowsa ahayd ka waraabiyo intii ay ka tagtayna samir iyo iimaan ka siiyo.AAAAAAAAAMMMMMMMMMMiiiiiiiiiin
|
||
| Qofka soo Qoray Tacsidan | Tacsidii: | ||
| Magaca: mukhtaar xaaji sayid bakar Waddanka: usa E-mail-ka: sheegow3@hotmail.com |
inaalilahi wa inaa ileehi raajicuun waxaan halkaan tacsi ugu direynaa anagoo kala ah muktaar sayid bakar iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa iyo axmed cabduqaadir cadow iyo xaaskiisa iyo layla maxamed qaali eheladii iyo qaraabadii uu kageeriyooday abtigeyga isaaq adan ala haunaxariiso abti iasaaq samir iyo iimaan ala hanagawadasiiyo amiin
|
||
| Qofka soo Qoray Tacsidan | Tacsidii: | ||
| Magaca: Reer Maxamud Sh.Cumar Waddanka: Dibada E-mail-ka: muudhi@hotmail.com |
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN waxaan tacsi tiiranya leh u diraynaa dhamaan reer Sayid Xaaji Ibrahim khaas ahaan Aw siidii maxamed Cali iyo Caruurtiisa ka dib geeridii naxdinta laheed ee ku timid xaajiyo Ruqiyo Xaaji Ibrahim oo maalin ka hor ku geeriyootay magaalada Diinsoor ee dalka Soomaaliya. waxaan ilaah uga baryeynaa in uu ka waraabiyo janadii Fardowsa, samir iyo iimaana naga siiyo aamiin
|