WAREYSIYO

Warning: mysql_query() [function.mysql-query]: Can't connect to local MySQL server through socket '/var/run/mysqld/mysqld.sock' (2) in /home/reegay/reegay.com/left.php on line 22

Warning: mysql_query() [function.mysql-query]: A link to the server could not be established in /home/reegay/reegay.com/left.php on line 22

Warning: mysql_fetch_array(): supplied argument is not a valid MySQL result resource in /home/reegay/reegay.com/left.php on line 24
SOMALI LINKS

Warning: mysql_query() [function.mysql-query]: Can't connect to local MySQL server through socket '/var/run/mysqld/mysqld.sock' (2) in /home/reegay/reegay.com/left.php on line 52

Warning: mysql_query() [function.mysql-query]: A link to the server could not be established in /home/reegay/reegay.com/left.php on line 52

Warning: mysql_fetch_array(): supplied argument is not a valid MySQL result resource in /home/reegay/reegay.com/left.php on line 56
 

Magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya ayaa maantay waxaa looga ciiday si weeyn xili xaalada amaan ee magaalada muqdisho ay tahay mid faraha ka sii baxeeysa iyadoo maantay lagu tukanayay masaajidyada waaweeyn ee ku yaala magaalda Muqdisho in kastoo ay jiran dadyar oo wali sooman kuwaasoo aan maantay tukan salaada ciida ciidal fidriga iskuna diyaarinaya in ay maalinta bari ah tukadaan salaada ciida

Waxaa sidoo kale maantay laga ciiday gobalada soomaaliya sida Baay,bakool,Hiiraan,Sh/dhaxe.Sh/hoose,2bada Jubbe,Gado,somaliland,Puntland iyo deegaano kaloo farabadan ku waasoomaantay siweeyn looga ciiday in kastoo ay wali jiraan qaar sooman oo doonaya in ay afuraan maalinya bari ah

Caalmka Islaamka ayaa maantay badanaa waxaa looga ciiday si heersaro ah kuwaasoo ay ka mid yahiin Wadamada Sacuudiga Emarates Qadar Liibiya Soomaaliya Suudaan iyo wadamo badan

C/wali Xasan Jimcaale(Cowke) Ciidwanaagsan/ReegayB/weyne

-
30 Sep 2008
. - 02 Jul 2008
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44  Next
VIDEOS
XULKA REEGAY
 
 
 

Boga Hore | Tafsiir | Keydka Wararka | Keydka Ciyaaraha | Maqaallo | Wareysiyo | Video Updates | Tacsi | Tahiyad | Contact Us |