WAREYSIYO

Warning: mysql_query() [function.mysql-query]: Can't connect to local MySQL server through socket '/var/run/mysqld/mysqld.sock' (2) in /home/reegay/reegay.com/left.php on line 22

Warning: mysql_query() [function.mysql-query]: A link to the server could not be established in /home/reegay/reegay.com/left.php on line 22

Warning: mysql_fetch_array(): supplied argument is not a valid MySQL result resource in /home/reegay/reegay.com/left.php on line 24
SOMALI LINKS

Warning: mysql_query() [function.mysql-query]: Can't connect to local MySQL server through socket '/var/run/mysqld/mysqld.sock' (2) in /home/reegay/reegay.com/left.php on line 52

Warning: mysql_query() [function.mysql-query]: A link to the server could not be established in /home/reegay/reegay.com/left.php on line 52

Warning: mysql_fetch_array(): supplied argument is not a valid MySQL result resource in /home/reegay/reegay.com/left.php on line 56
 
JOWHAR MAXAMED DHEERE KADDIB MAXAA ISBEDDELAY?
Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe oo caanka ku ah beeraha, xoolaha iyo webiga shabeelle ee mara, waxay soo martay marxalado kala duwan laga soo bilaabo ridistii dowladdii kacaanka, kuwaasoo hoos u dhigay wax soo saarkii rasmiga ahaa ee lagu yaqiinay gobolka, ammaan darro baahsan, iyadoo dadkuna ay camimeen amar ku taagleyntii hoggaamiye kooxeedkii ka arrimanay gobolkaasi.... -
07 Oct 2008
Qurbaha Dadka Ku Nool Ma is Tiri Waa ka hormareen Adeegsiga Qabiilka?. By: Shukri
Marka La Doono In la faaqido Soomalida iyo Qurbaha Waxa Kusoo baxaya dad badan oo aad ugu howlan iney isaga soo amba baxaan dalkii Hooyo, ayagoo doonaya iney helaan nolol dhaanta midda ay dalkooda ku haystaan. ... -
19 Jul 2008
LABA GUMEYSI MID DOORO.
Waa maqaal aad u dheer oo Kuwajahan Xaalada Maankajirta Soomaaliya ... -
30 Apr 2008
HAN-QARAARAC HAL LUG UMA JIISOOBO
Maahmaahdaan soomaaliyeed waxaa loo soo ergaday in tusaalo laga bixiyo xarigga Nabaddoon Axmed Diiriye Cali oo si wada jir ah ay u abaabuleen adeegalyaalka ay ka mid yihiin maquuste ina yeey,Gacmadheere,Maxamed dheere,Cabdi Qeybdiid iyo kuwa ayaga la mid ah,dadkaas oo isku bahaystay u adeegidda iyo jaceelka gumeysiga madow ee tigreega.... -
27 Jan 2008
Talo xume tacabkiisii ba’
Weligeyba waan ogaa madax jugle ******** in aad meel xun joogtee Majaheey ku jebiyeen jaahilyoho ******** kuguna jiideen jidkii Bay ... -
27 Jan 2008
Inyar baa u hadhee hinjiya.
Assalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu Waxaan Jecelahay in maqaal kaygan aan u bixiyay (Inyarbaa U hdhee hinjiya) aan kaga hadlo laba arimood oo kala ah:- ... -
27 Jan 2008
GUN GOB IS MOODAY
Beer si barwaaqo badan u baxday marna lagama waayo geed jirran,tol Allaah badiyayna lagama waayo dad bukko.... -
27 Jan 2008
Qormada Akhristaha 28.12.06 MAALINTII MURUGADA‏.
ugu horeyntii waxaan salaan tiiraanyo leh usoo gudbinayaa dhamaan shacbiga soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan intaa kadib waan halkaan idinkugu soo gudbinayaa aragtidayda kusaabsan maalinta murugada leh ee 28. Dec. 2007. ... -
27 Jan 2008
Talo kusocoto kuwa maqaalada dadka minguuriyo una diro shabakadaha‏.
Niyadeydu ma aheyn in aan qoro maqaalkaan balse Ilaahey baa qadaray Subxaanahu Watacaalaa, intaas ka dibna dad badan oo asaxaabteyda ah ayaa iga dalbaday bal inaan waxyar ka qoro sharciga xuquuqda qoraalka, maadaama ay badatay minguurinta qoraalada, mana ihi nin wax cusub idiin soo gudbinaayo, balse waxaan rabaa inaan wax yar idin kaga ifiyo macluumaadka ku taxaluqo xuquuqda qoraalka ama Copyright, si qofkii horay u yaqaanay ugu noqoto xusuus qofkii aanan aqoona uu ugu baraarugo amaba uu ka faa iideysto.... -
27 Jan 2008
AF-Somaligu halkeebuu kagalaa afafka aduunka
Xagga afafka addunku qaybaha ay u kala baxaan, af-Soomaaliga waxa lagu tiriyaa inuu ka tirsan yahay bahyarta Kushitigga Bari ee(Eastern Cushitic) ee ka mida ah laanta Kushitigga ee qoyska Hamito-Semitic-ga. Afafka qoyska Hamito-Semitic-ga sida caadada ah waxa loo sii kala qaybiyaa laamo ka wakiila lahjado kasoo ka soo farcamay afkii waalidka ee asalka ahaa, waxayna kala yihiin Semitic, Egyptian, Berber, Cushitic iyo Chadic.... -
27 Jan 2008
HALYEEY AXMED DIIRIYE CALI
Sida aduun weynaha loogala socdo waxaa maalintii ay taariikhdu ahayd 10.11.2007, xabsiga loo taxaabay Nabaddonka geesiga ah ee reer Xaaji Saleemaan,ayadoo la ogyahay in halyeey Axmed Diiriye Cali ayan jirin cid uu dhibaato u geystay ama uu la damacsanaa.... -
27 Jan 2008
OOD QAADID IYO JIIDIDBA WAA ISLA GURI GEYN.
Waddan markii uu burburo ayna meesha ka baxdo midnamadiisa iyo kala dambeyntii sharciga salka ku haysay cidda kaliya oo loo miciinsado waa Culumada waddankaas u dhalatay,sida xaqiiqda ay tahayna waxaan goob joog u noqonay ayadoo Culumada qaar u istaagtay sidii ay dib ugu soo celin lahaayeen sumcaddi Soomaaliya adduun weynaha ku lahayd. ... -
27 Jan 2008
Somalia: Warka lagu Guul- dareystay In la sheego!!!.
Awoodaha Gumeystaha waxa ay noqdeen kuwo bartilmaameydsi ka dhigta Somalia wixii ka dambeeyay Shirkii Barlin ka dhacay ee lagu kala qeybiyay Somalia iyo afrikaba.... -
27 Jan 2008
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44  Next
VIDEOS
XULKA REEGAY
 
 
 

Boga Hore | Tafsiir | Keydka Wararka | Keydka Ciyaaraha | Maqaallo | Wareysiyo | Video Updates | Tacsi | Tahiyad | Contact Us |