WAREYSIYO

Warning: mysql_query() [function.mysql-query]: Can't connect to local MySQL server through socket '/var/run/mysqld/mysqld.sock' (2) in /home/reegay/reegay.com/left.php on line 22

Warning: mysql_query() [function.mysql-query]: A link to the server could not be established in /home/reegay/reegay.com/left.php on line 22

Warning: mysql_fetch_array(): supplied argument is not a valid MySQL result resource in /home/reegay/reegay.com/left.php on line 24
SOMALI LINKS

Warning: mysql_query() [function.mysql-query]: Can't connect to local MySQL server through socket '/var/run/mysqld/mysqld.sock' (2) in /home/reegay/reegay.com/left.php on line 52

Warning: mysql_query() [function.mysql-query]: A link to the server could not be established in /home/reegay/reegay.com/left.php on line 52

Warning: mysql_fetch_array(): supplied argument is not a valid MySQL result resource in /home/reegay/reegay.com/left.php on line 56
 
Tested
Wararka aan ka helayno Degaanka Doolow-Soomaaliya ayaa waxay sheegayaan in goor dhow la siidaayay Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamad Dheere, Xildhibaan Maxamuud Sayid Aadan iyo Xasan Dhiciso kuwas oo ay dhawaan xireen Ciidamada Itoobiya ee ku sugan deegaanka Doolow-Itoobiya. ... -
17 Feb 2009
Qarax ay ku geeriyoodeen ciidamo ka tirsan Dowlada Soomaaliya oo xalay ka dhacay Degmada Dharkenley ee Gobolka Banaadir.
Qarax aad u xoogan ayaa xalay waxa uu ka dhacay Xaafada Mac-macaanka oo ka tirsan degmada Dharkenley ee Gobolka Banaadir. ... -
17 Feb 2009
Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo bilaabeen in ay xerooyinka iska diiwaan geliyaan.
Ciidamada Dowlada Midnimada Qaran ee Soomaaliya ayaa waxay bilaabeen in ay iska diiwaan geliyaan Xerooyinka Dowlada Soomaaliya si loo xareeyo ciidamadaasi. ... -
17 Feb 2009
Ra段isul Wasaaraha Soomaaliya oo mar kale ku baaqay wada hadal in uu la galayo Xoogaga ka so horjeeda Dowlada Soomaaliya.
Ra段isul Wasaaraha Dowlada Midnimada Qaran Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke ayaa waxa uu sheegay in uu wada hadal la galayo kooxaha ka soo horjeeda dowlada Soomaaliya, isla marakana dagaalka kula jira ciidamada shisheeye iyo hanaanka Dowlada. ... -
17 Feb 2009
Maamulkii hore Gobolka Gedo oo wacad ku mareen in ay dagaal ku soo yihiin Gobolka Gedo.
Maamulkii hore Dowlada KMG ee Soomaaliya ayaa waxa uu ku goodiyey in dagaal xoogan ay ku soo qaadi doonaan xoogaga islaamiyiinta ee gacanta ku haya Gobolka Gedo. ... -
16 Feb 2009
Neyroobe: Dowlada Maraykanka oo Kenya uga digtay weeraro Qorsheysan oo uga yimaadan dhinaca Xoogaga Islaamiyiinta ee ka dagaalama Dalka soomaaliya.
Agaasimaha waaxda sirdoonka ee Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka Baraak abaama ayaa ka digay in dowlada Kenya ay is dhigato ilgooni ahna aysan ku heynin kooxaha ka dagaalama gudaha wadanka Soomaaliya. ... -
16 Feb 2009
Muqdisho: Dagaal xoogan oo xalay ka dhacay Degmada Shibis ee Magaalada Muqdisho.
Iska hor imaad Xoogan ayaa habeenimadii xalay ka dhacay xaagad ka tirsan degmada Shibis ee ka tirsan caasimada Soomaaliya ee Muqdisho kaasi oo u dhaxeeyay Ciidamo ka tirsan dowlada Midnimada Qaran ee Soomaaliya iyo xoogaga Muqaawamada ee ka soo horjeeda. ... -
16 Feb 2009
Jabuuti: Gudoomiye ku xigeenka koowaad Baarlamanka Soomaaliya oo Ururada Bulshada rayid ugu baaqay in 4.5 ay ku qeybsadaan 75-xildhibaan si loo dhaariyo waqtiyada soo socda.
Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka isku dhafka ah ee Soomaaliya Prof Maxamed Cumar Dalxa oo isagoo ku sugan magaalada Jabuuti isla mar ahaantaana la hadlayay saxaafadda ayaa waxa uu ka hadlay dib u dhaca ku yimid malinimadii shalay dhaarintii xubnaha ... -
16 Feb 2009
Jabuuti: Dhaarinta Xildhibaanada Ururada Bulshada rayidka ee lagu waday in Magaalada Jabuuti uu ka dhaco oo baaqday.
Waxaa baaqasho lama filaan ah uu ku yimid Dhaarinta Xildhibaanada 75-xubnood ee ka socday Ururada Bulshada Rayidka, Ganacsatada iyo Qurbajoogta Soomaalida kadib markii ay warqad qoraal ah xubnahaasi u gudbiyeen Gudoomiyaha Baarlamka Sheekh Aadan Madoobe. ... -
15 Feb 2009
Jabuuti: Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wasiirka Arrimaha Dibada Dalka Yaman oo ka wada hadleen xaalada Guud ee Dalka Soomaaliya.
Madaxweynaha Dowlada Midnimada Qaran ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa Magaalada jabuuti ee xarunta dalka aynu walaalaha nahay ee Jabuuti kulan gaar ah kula qaatay Wasiirka Arimaha dibada ee dalka Yaman Abuu Bakar Al-qurbi.... -
15 Feb 2009
Abuja: Dowlada Maraykanka oo Dowlada Nigeria oo ugu baaqday in ay Ciidamo Nabad ilaalin u dirto Dalka Soomaaliya.
Danjiraha Dowlada Maraykanka u fadhiyga Magaalada Abuja ee Dalka Nigeria ayaa kulan waxa uu la qaatay Wasiirka Difaaca Dalkaasi, waxayna ka wada hadleen sidii ay Ciidamo Nabad ilaalin ah ugu diri lahaayeen Dalka Soomaaliya, waxayna dowlada Maraykanka ...... -
15 Feb 2009
Muqdisho: Madaxa Samafalka Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo sheegay in Ra段isul Wasaaraha Cusub uusan waxba ka badali Karin xaalada dalka soomaaliya.
Golaha Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha hawiye ayaa waxa ay sheegeen in Ra段isul wasaaraha Somaliya Cumar C/rashiid Sharmaake uusan wax ka badali karin xaalada dalka soomaaliya. ... -
15 Feb 2009
Jabuuti: Ra段isul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya oo Baarlamka ka helay Cod Caqlabiyad leh kadib Codayn ka dhacday Guriga Ummada Magaalada Jabuuti ee Dalka Jabuuti.
Baarlamanka Soomaaliya oo barqanimadii maantay cod bixin u qaadeen ansixinta Ra段isul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa waxay cod Caqlabiyad leh ku Ansiyeen Ra段isul Wasaaraha Cusub. ... -
14 Feb 2009
Muqdisho: Guriga uu Magaalada Muqdisho ka dagan yahay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo weerar Bambaanooyin lagu qaaday.
Kooxo hubaysan ayaa xalay waxay weerar Garneelada gacmaha laga tuuro waxay ku qaadeen guriga uu Magaalada Muqdisho ka dagan yahay Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Maxamad Cismaan Cali {Dhagax Tuur}.... -
14 Feb 2009
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44  Next
VIDEOS
XULKA REEGAY
 
 
 

Boga Hore | Tafsiir | Keydka Wararka | Keydka Ciyaaraha | Maqaallo | Wareysiyo | Video Updates | Tacsi | Tahiyad | Contact Us |