|
Waxaa saakay xaalad deggenaansho oo aan sidaasi u buurneyn laga dareemayaa goobihii ay shalay gelinkii dambe ilaa xalay ay dagaallada culusi ku dhex mareen ciidama dawladda federalka iyo xooggga ka soo horjeeda ee degmada Karaan iyadoo halkaasi weli laga maqlayo rasaas teel-teel ah oo ay labada dhinacba ridayaan. |